prime [email protected]. Salah Ahmed Jama
Ma,rof yare official
Accountant person
20/09/2023
Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa , Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka La Karfanayo Labadaba.
Marka Lagu duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo๐ญ๐ญ๐ญ๐ญ.
Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.
Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabiga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa
Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.
Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.
Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.
Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara ๐ข
Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa labo albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isagane Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.
Markaa ka dib Labo Meel mid ayaad Aadi Ama janno Ama Naar Allah Naga badbaadiyee
Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada
Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Oranayaa, Waxaa Kuu imaaday Wiikaaga ama Hooyada Ama Gabadhaada Ama Xaaskaaga.
Ruuxdaada Weey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa buurka Sare Ee Carada Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu dhihi doona qofka imaaday Ee Soo Booqdaha ah.
F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn
-Dhamaanteen Allah Noo dambi dhaafo
- Khaatumada Allah Noo hagaajiyo Aamiin dheh
Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga Waxa Uu yiri " ุจูุบูุง ุนูู ููู ุกุงูุฉ "
01/11/2022

Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga Waxa Uu yiri " ุจูุบูุง ุนูู ููู ุกุงูุฉ " allaha ino naxariisto.
faaideysi wanagsan
7 Sababood Oo Aadan Waligaa Taajir U Noqonayn!.
1. Shaqaale ayaa tahay: Inkastoo aysan hubaal ahayn in aad ganacsiga ka taajirayso balse waxaa hubaal ah in aadan mushaar taajir ku noqonayn. Shaqooyinka lagu qaato mushaaraadka lagu taajiro waa kuwo aad faro ku tiris ah una baahan aqoon xad dhaaf ah. Xalku ma ahan in aad maanta isaga tagto shaqadaada oo aad ganacsi ku boodo balse haddii riyadaadu tahay in aad milkiile noqoto waa in aad qorshaha bilowdaa inta aad shaqada haysato
2. Waxaad ka cabsataa qatarta: Dadka taajiriinta ah waxaa lagu yaqaan hal calaamad taasoo ah in ay aqoonsadaan fursadaha isla markaana ay ku dhaqaaqaan markii ay fursad helaan. Waa kuwo aan ka cabsan qatarta isla markaana aaminsan faaโiido iyo qasaaro labadaba. Ujeedadu ma ahan in aad xoogaaga aad aruurisay si indho laโaan ah aad meel ugu shubto balse waa in aad ku xisaabtantaa in haddii aad fursad walba uga cabsato qataraha la xiriirta in taajirnimo inta cirku kuu jiro ay kuu jirto.
3. Fikradahaaga wanaagsan kuma camal fashid: Waxaa jira dad ilaahay u siiyay hadiyad in ay la yimaadaan fikrado qiimo badan balse aan wax camal ah ku samayn fikradaha. Dadkaas waa riyo ku nool oo fikradahooda k**a miro dhaliyaan. Waxaa jidha maahmaah English ah oo oronaysa โPut your money where your mouth isโ taaso ah lacagtaada geli hadalkaaga. Marka haddii aad hayso fikrad caalami ah madaxmadax isugu tuur.
4. Ma taqaanid sida loo maamulo lacagtaada: Haddii aad tahay qof mushaar fiican qaata waxaa jira wadooyin badan oo aad taajir ku noqon karto haddii aad lacagtaaga si wanaagsan u maamusho. Waxaad samayn kartaa maalgashi, iwm balse waxaa ka h**eysa in aad kayd samayso marka h**e oo aad maamusho miisaaniyadaada iyo qarashaadka.
5. Ma lihid qorshe: Dadka aan lahayn qorshaha meel ma gaaraan. haddii aadan lahayn ujeedooyin aad doonayso in aad gaadho sida in aad guri dhisato, in aad ganacsi abuurto 2 sano gudahood iwm meeshaada k**a dhaqaaqaysid. Marka aad samaysato yool waxay kuu sahlaysaa in aad iska ilowdo waxyaabaha yaryar ee qarashka ku galinaya adiga oo xooga saaraya in aad gaadho yoolka weyn.
6. Ma dadaashid: Taajirnimo laguma gaaro adiga oo hurda ama telefishinka daawanaya maalintii oo dhan. Si aad u noqoto mid horumar gaaraa waa in aad dadaalkeeda la timaadaa. Dadka taajiriinta ah waxaa lagu yaqaanaa karti iyo shaqo badan.
7. Dadka saxda ah xiriir lama samaysid: Taajir noqon maysid haddii aad waqtigaaga ku dhumiso dadka aan faaโiidada kuu lahayn. Marka aad yool samayso waa in aad ku xirantaa dadka kugu caawin kara in aad guul gaadho. Dadka horumarka sameeyay ee aad wax ka faaโidaysan karto waa in aad barataa oo saaxiib la noqotaa.
Xigasho Ahmed Baashe
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?
Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?
Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?
Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh
Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata
Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa
Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .
Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?
Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa
Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala
Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?
Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ุ ุณุฌูู"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ ุงูููููู ุงูููุฐูู ุฎููููู ุณูุจูุนู ุณูู
ูุงููุงุชู ููู
ููู ุงููุฃูุฑูุถู ู
ูุซูููููููู }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.
Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
ุนู ุงุจู ู
ุณุนูุฏ ูุงู : " ุงููุฌููููุฉู ููู ุงูุณููู
ูุงุก
ุงูุณููุงุจูุนูุฉู ุงููุนูููููุงุ ููุงููููุงุฑู ููู ุงููุฃูุฑูุถู ุงูุณููุงุจูุนูุฉู ุงูุณููููููู"
"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" ุฅูููู ููุชูุงุจู ุงููุฃูุจูุฑูุงุฑู ููููู ุนูููููููููู) ุงูู
ุทูููู" ุ ุฅูููู ููุชูุงุจู ุงููููุฌููุงุฑู ููููู ุณูุฌููููู" ุงูู
ุทูููู"
Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?
Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri"
ูุงู ุชุนุงูู : { ุชูุนูุฑูุฌู ุงููู
ูููุงุฆูููุฉู ููุงูุฑูููุญู ุฅููููููู ููู ููููู
ู ููุงูู ู
ูููุฏูุงุฑููู ุฎูู
ูุณูููู ุฃููููู ุณูููุฉู } .
Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!
Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?
Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga
Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad, dhinaceeda
Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?
Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan
Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.
Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?
Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.
Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :
(ููุทูู ุนูููู
ููุฏุงู ู
ุฎูุฏูู ุฅุฐุง ุฑุฃูุชูู
ุญุณุจุชูู
ูุคูุคุง ู
ูุซูุฑุง} :
Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu rabigeen Weyne leeyahy ุงูุฑุญู
ู " ุงูุฑุญูู
ุง
Ama Nabiga Ku Salli scw Ducadana Raaci.scw scw scw scw scw scw๐๐.
28/04/2022
Hambalyo Hambalyo Xabiibul malaayiin waxaan farxada iyo dabaadaga la qaybsanayaa dhamaan umada soomaaliyeed Guusha
Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS
Shiiq ADAN MAXAMED NUUR SHIIQ AADAN MADOOBE.
Waxaa leeyahay allaha kula garab galo Xilka culus ee laguu doortay.
dhalasho h**e JJL
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Address
Mogadishu