20/12/2025
Ogaysiis Muhiim ah.
Waalidiinta iyo ardayda waxaan ogaysiinaynaa in iskuulka uu fasax yahay laga billaabo berri oo taariikhdu tahay 21-ka Diseember ilaa 25 -ka diseember. Iyada oo la fulinayo amarka wasaaradda waxbarashada, hiddaha & Tacliinta sare.
Mahadsanidiin.