Somali Research And Consultancy

Somali Research And Consultancy Somali research and consultancy is operated by most higher education institution of Somalia.

Our goal is to provide high quality statistical research and data analytics support to students, NGO’s, and government .

 :- Waxa kugu diyara Madada   lagu baranayo qorista Research ka ,Thesis Book bilow ilaa dhamaad , Loona baranyo qaab cas...
27/01/2022

:- Waxa kugu diyara Madada lagu baranayo qorista Research ka ,Thesis Book bilow ilaa dhamaad , Loona baranyo qaab casri ah
Fadlan iska diwangeli ka hor 30 January 2022 .

26/01/2022

SORAC

24/01/2022
 :- Waxa kugu diyara Madada   lagu baranayo qorista Thesis Book bilow ilaa dhamaad , Loona baranyo qaab casri ah Fadlan ...
16/01/2022

:- Waxa kugu diyara Madada lagu baranayo qorista Thesis Book bilow ilaa dhamaad , Loona baranyo qaab casri ah
Fadlan iska diwangeli ka hor 20 January 2022 .

 :- Waxay diyaar kula tahay in ay kaa cawiso dhamaan qodobadan hoose;-1. Doorashad ciwanka buuga qalin jebinta Jamacada(...
14/01/2022

:- Waxay diyaar kula tahay in ay kaa cawiso dhamaan qodobadan hoose;-
1. Doorashad ciwanka buuga qalin jebinta Jamacada(Topic selection)
2. Hagida iyo tala siinta ardayda diyarinaysa buuga qalin jebinta jamacada.
3. Qorista codsiga cilmi barista (Research Proposal)
4. Hagida iyo cawinta ardayda qoraysa Review paper
5. Plagiarism removal
6. Dabacada buuga cilmi barista (Thesis and Review paper publications)

SORAC
13/01/2022

SORAC

consultancy: waa xarun cilmi baaris oo u jeedadeedo tahay kor u qaadista iyo tayeynta cilmi baarista somalida .
si aan u helno xog sugan oo leh tixraac xarunta cilmi baarista somaliyeed waxay xooga saaraysa tayeynta qoraalka heerka waxbarashda sare ,si loo helo jiil cusub oo leh khibrad qoraaleed ku waas oo soo bandhiga xalka waara ee caqbadaha soo noqnoqda sida isdaba joog ah .

Waxaa kuugu diyaara khuburo leh waaya aragnimo caawinta research ka (cilmi baarista ) .

Nagala soo xidhiidh :[email protected]

Somali Research and Consultancy (SORAC):-Waxaa kugu diyara aqonyahano ku xeel dheer talobixinta iyo cilmi barista(Resear...
13/01/2022

Somali Research and Consultancy (SORAC):-Waxaa kugu diyara aqonyahano ku xeel dheer talobixinta iyo cilmi barista(Researches) loga bahanyahay dhaman geyiga Somaliyed, waxayna diyaar kula yihin in ay ka cawiyaan dhamaan Ardayda, Jamacadaha, Ganacsatada, dawlada, iyo hayadaha danaynaya cilmibarista geyiga Somaliyeed.
Hadaba cidi u bahan in laga cawiyo qodobada xagan hoose ku xusan waxay nagala so xiriri karaan address ka hoosa👇🏻 xilikast iyo goobkasta.
Fadlan si aad nolo socoto 👍🏻 soorca adeega👇🏻 Consultancy firm

13/01/2022

Please remove or replace this index.php file when you upload your website.Silahkan hapus atau ganti file index.php ini pada saat upload situs web anda. Powered by:

  consultancy:  waa xarun cilmi baaris oo u jeedadeedo tahay kor u qaadista iyo tayeynta cilmi baarista somalida .si aan...
12/01/2022

consultancy: waa xarun cilmi baaris oo u jeedadeedo tahay kor u qaadista iyo tayeynta cilmi baarista somalida .
si aan u helno xog sugan oo leh tixraac xarunta cilmi baarista somaliyeed waxay xooga saaraysa tayeynta qoraalka heerka waxbarashda sare ,si loo helo jiil cusub oo leh khibrad qoraaleed ku waas oo soo bandhiga xalka waara ee caqbadaha soo noqnoqda sida isdaba joog ah .

Waxaa kuugu diyaara khuburo leh waaya aragnimo caawinta research ka (cilmi baarista ) .

Nagala soo xidhiidh :[email protected]

Address

Waabari
Mogadishu
NO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Research And Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali Research And Consultancy:

Shortcuts

Share