Asma Ma’Ow

Asma Ma’Ow

Share

Transmission of information

30/01/2023

Gudoomiyaha dhalinyarada beesha Habar Gidir Abdishakur Kilwo😂
Habar gedir ninaan gaandhari soo noqon xil kuma aaminto😅😅

29/01/2023

Waa markii uu Hassan ibnu Raage ibnu heyle Al farusi uu somalia soo galaayey kana imanayey dalkiisa hooyo ciraaq waxaa soo dhaweeyey wiil somaliyeed Ahmed Nour la dhaho😅

Photos from Tacab Academy's post 29/01/2023
28/01/2023

Halganka waxbarasho .
Ardeynimo 📚

23/01/2023

Gabdh wax bartay waa hooyo ilmaheda wax bartay
U hiili gabdhaha Dugsiga Barakacayaasha Rajo-beer Ka qeeb qaado hiilinta caruurta danta yar.

09/01/2023

Gormaad daawatay
Aniga 2010😂

31/12/2022

Maxaa ku xasuusan dontaa 2022 ?

2022 broke me.

29/12/2022

Bisadda waa nooc ka mid ah xayawaannada yaryar ee dugaagga cuna.

Bisadu waxay noqon kartaa bisad guri, bisad beer ama bisad bahal:
kan dambe ayaa si xur ah u socda oo iska ilaaliya xiriirka aadanaha.

Bisadaha guryaha waxaa lagu qiimeeyaa bini-aadamka wehelnimo iyo awooddooda ugaarsiga jiirka.

Sheeg magaca aad u taqaano?

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu