Ibnu Baraa30

Ibnu Baraa30 iam teacher

أن النبي ﷺ قال: من تطهر في بيته، ثم مضى إلى بيت من بيوت الله؛ ليقضي فريضة من فرائض الله، كانت خطواته إحداها تحط خطيئة، و...
28/04/2023

أن النبي ﷺ قال: من تطهر في بيته، ثم مضى إلى بيت من بيوت الله؛ ليقضي فريضة من فرائض الله، كانت خطواته إحداها تحط خطيئة، والأخرى ترفع درجه. رواه مسلم

Nabigu (scw) wuxuu yidhi: Qofkii isku daahiriya gurigiisa oo taga guryaha Ilaahay mid ka mid ah; Si uu u guto mid ka mid ah waajibaadka Eebbe, mid tallaabooyinkiisa ka mid ah waxay tirtiri lahayd dembi, midda kalena waxay kor u qaadaysaa darajo
waxaa wariyey Muslim

Asxaabteyda Jumco wngsn

W/Q/. Ibnu Baraa___30

Wax hada sidaa dhan looga qayliyay Fulinta hal Xadiis bal kawrn hadii Kitaabka Alle la fuliyo axkaamta kujirta ee ay ka ...
23/04/2023

Wax hada sidaa dhan looga qayliyay Fulinta hal Xadiis bal kawrn hadii Kitaabka Alle la fuliyo axkaamta kujirta ee ay ka mid tahay in qofkii wax xada gacan laga Jaro?

23/04/2023

Dabaaldaga ciidul fidriga oo wali ay udabaal dagayaan dhalinta reer jowhar

Asc dhamaan asxaabteyda qiimaha badan waan idin salaamaySalaam kadib Asxaabey waxaan sameystay pageMar walbana ...
23/04/2023

Asc dhamaan asxaabteyda qiimaha badan waan idin salaamay
Salaam kadib
Asxaabey waxaan sameystay page
Mar walbana cida aan ku tashto waa idinka
Saaxibayaal follow Haley Soo dhoho
Bil gudaheeda waxaan rabnaa in aan meel fog gaarno
Asxaabey Hala Soo kala kiciyo page-ka

Address

Ayuub
Mogadishu
AYUUB445553

Telephone

+252617445553

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibnu Baraa30 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share