Sakiina Media

Sakiina Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sakiina Media, warshadaha, Mogadishu.

03/02/2026

Dood kooban oo ku saabsan Neglected Tropical Disease (NTD) day 2026 oo aysameeyeeyn .

28/01/2026

Gudoomiyaha Muqdisho Private Schools ahna maamulaha school ka ayaa hambalyo iyo bogaadin udiray ardayda

26/01/2026

Hadal jeedintii maamulka
Ee xaflada qalinjabinta dufcadii koowaad ee f4 iyo dufcadii 5aad ee 8aadka mamule: -nuur xasan

Sakiina Media

Photos from Sakiina Media's post 24/01/2026

Xaflada qalin jabinta dufacadii kowaad ee dugsiga sare ee F4 iyo dufcadiii 5aad ee fasalka 8aad ee iskoolka
Sakiina Media

22/01/2026

Xaflada primary and secondary school

22/01/2026

Qeybe kamid ah adeegydeena
Nagu dooro adeeg hufan oo deg deg siimo leh
Nagala soo xiriir #613606220
Sakiina Media

19/01/2026

Muqaal soo koobaya shirkii Muqdisho Private Schools

16/01/2026

Shirweynaha Gollaha Dhexe ee Ururka Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Muqdisho ( ) kasi oo looga hadlayey waxyaabihii uqabsoomay sanadkii degay iyo qorshahasanadkaan.

Nagala soo xiriir #613606220
Sakiina Media
Muqdisho Private Schools

Photos from Sakiina Media's post 15/01/2026

Shirweynaha Gollaha Dhexe ee Ururka Dugsiyada Gaarka loo leeyahay ee Muqdisho oo maanta ka qabsoomay magaalada Mogadishu kulana ayaa la isaga wareystay waxa u soo qabsoomay sanadkii h**e waxa kale oo la isla meel dhigay qorshaha sanadkaan.

Lasaaxiib bahda Sakiina Media oo kuu diyaar xilli kasta iyo koob kasta.
Nagala soo xiriir #613606220
Muqdisho Private Schools

Photos from Sakiina Media's post 09/01/2026

FURITAANKA IMTIXAANKA DHEXE (MIDTERM EXAM) EE HOOSE DHEXE SARE EE DARUL_KOWTHAR oo furmay malintii Arbacada aheyd 07/01/2026.
Sakiina Media

27/12/2025

Waxaan Qiimo dhimis kusameynay Adeegyada kala ah
1. Duubista xogta machadka
2.duubista xogta school ka
3. Duubista xafladaha
4. Qaadista sawira tesaraha
Inta ka dhiman sanadka cusub I.a

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Warshadaha
Mogadishu