Damaayo Primary and Secondary School

Damaayo Primary and Secondary School WAA BOGGA RASMIGA AH EE DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE DAMAAYO

Dhammaam Xaruumaha ay imtixaanka ku galayaan ardeydeennu.
18/06/2026

Dhammaam Xaruumaha ay imtixaanka ku galayaan ardeydeennu.

ID cardks imtixaanka Fasalka 12aad waa diyaar,  arday walba waa in uu berri ka soo doontaa xaruunta dhexe ee Dugsiga. Wa...
17/06/2026

ID cardks imtixaanka Fasalka 12aad waa diyaar, arday walba waa in uu berri ka soo doontaa xaruunta dhexe ee Dugsiga.

Waqtiga: 7:00-9:00 am.

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee u fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashad...
07/06/2026

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee u fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga ah ee Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, in Kaararkii Imtixaanka ay diyaar yihiin ayna u soo doontaan xafiiska dugsiga.

2025–2026

Xasuusin Jadwalka imtixaanka  Finalka ah ee Maalinta labaad ee imtixaanka.
05/06/2026

Xasuusin Jadwalka imtixaanka Finalka ah ee Maalinta labaad ee imtixaanka.

Madaxa imtixaanka Dugsiga Ustaad Shaafici Lacalla ayaa berri cinwaan muhiim ah kasoo jeedi doona bar-kulanka ardayda ama...
31/05/2026

Madaxa imtixaanka Dugsiga Ustaad Shaafici Lacalla ayaa berri cinwaan muhiim ah kasoo jeedi doona bar-kulanka ardayda ama daabuurka.

Dhammaan ardayda waxaa la farayaa in ay soo dhaqsadaan si aysan u seegin ciwaankaan muhiika u ah u diyaar garowga imtixaanka Finalka ah.

Design credit : Neima Updullahi Hassan
https://vt.tiktok.com/ZSxWvASHr/

31/05/2026

Cabdi Daahir Cali oo ka mid ah ardayda Fasalka 7aad ee Dugsiga ayaa khudbad English ah oo dhinacyo badan taabaneyso kasoo jeediyay bar-kulanka ardayda ( daabuurka).

Damaayo Primary and Secondary School

XASUUSIN JADWALKA BERRI EE FASALLADA SHAHAADIGA AH( FORM 4 IYO 8AAD)Damaayo Primary and Secondary School
30/05/2026

XASUUSIN JADWALKA BERRI EE FASALLADA SHAHAADIGA AH( FORM 4 IYO 8AAD)

Damaayo Primary and Secondary School

XasuusinJadwalka berri ee  Imtixaanka Finalka ah ee Fasallada shahaadiga ah ee Dugsiga .Damaayo Primary and Secondary Sc...
29/05/2026

Xasuusin

Jadwalka berri ee Imtixaanka Finalka ah ee Fasallada shahaadiga ah ee Dugsiga .

Damaayo Primary and Secondary School

Ustaad Mohamed Abdullahi Ali oo ka mid ah Macallimiinta Dugsiga ayaa berri bar-kulanka ardayda kasoo jeedi doono ciwaan ...
23/05/2026

Ustaad Mohamed Abdullahi Ali oo ka mid ah Macallimiinta Dugsiga ayaa berri bar-kulanka ardayda kasoo jeedi doono ciwaan aad u muhiim ah.

Dhammaan ardayda waxaa la farayaa in ay soo dhaqsadaan si ay uga faa'iideystaan ciwaankaan muhiim-ka ah.

Damaayo Primary and Secondary School

22/05/2026

Ardayda Fasalka 8aad ayaa casuumaad heer sare ah u sameeyay Macallimiinta iyo Maamulka Dugsiga.

Guuleysta Fasalka 8aad ee Damaayo Primary and Secondary School.

https://vt.tiktok.com/ZSxyvkyeD/

Address

Wadajir-Waaberi
Mogadishu

Telephone

+252615820488

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Damaayo Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category