Smart consultancy and training center

Smart consultancy and training center

Share

promotion skills

02/06/2022

WAA MAXAY ISBADALKA CIMALADU?

Waxaa laga yaaba in is-badalka Cimilada aad marar badan maqashay, lakin aadan fahamsanayn waxa uu yahay is-badalka Cimiladu iyo waxa is-badalaya toonna?

Is-badalka cimiladu (Climate change) waa Cimilada oo kululaata -heerkulka- oo sare u yara kaca. Si dabiici ah, laakiin ilaa 1800 waxa la aaminsanyahy waxaa qabywen ka qaaata Bani-aadamka (Human activities ) ay sameeyaan dadku. Sida, qaaaca hawada lagu siidaynaayo oo ka baxa warshadaha, Baaburta iyo Dhuxasha.Qaacasi markuu hawada sare galo wuxu sababaa kulayl ( heat ) aad u sarreeya taasoo ay sababto in hawada ay kulalalto

MAXAA SABABA IN CIMILADU IS BADASHO.

Waxaa sabaaba in cimiladu is-badasho sare-u-kaca dikhowga hawada , oo ay ka dhalata.
1.Shidaal ceedhin ee loo isticmaalo warshada, baaburta iyo korontada.
2.Kaymaha ama dhirta oo la jaro .
3. Xaalufinta daaqsinka xoolaha

SAAMAYNTA KA DHALATA IS-BADALKA CIMALADA

1: Heerkulka oo aad sarreeya ( hot temperature).Waxaa marba marka ka danbaysa , sare u kaca is-beddelka Cimilada ayadoo sabab ay u tahay is-badalka cimilada. 2020-kii ayaa loo aqoonsaday sanadkii ugu kuluaa.

2: Duufaano: is-badalka Cimilada waxa ka dhasha duufaano, kuwaas oo wata dabaylo, Robab aad u xooggan, Dadaadad fatahaado iyo dhul-go'

3: Abaaro: is-badalka Cimilada waxa ka dhasha Abaaro waliba soo noqnoqda , roobka oo la waayo, taas oo marar badan ka dhacda dhulkeena soomaaliya. Iyadoo xillkyada aan roobka helo ay yihin laba xilli (Gu'&Dayr,) haddana is-badalka Cimilada waxa inagu keena marka laga tago -Qaddarta Rabi- xilli roobaadka oo la waayo , taa soo Abaaraha iyo Macaluusha sii laba-jibaarta.

SIDEE LOO YARAYN KARAA IS-BADALKA CIMILADA .

1. Dhira oo la beero: dhirta oo la beero waxa qaybwayn ka qaadan kartaa si daan so kor kuso sheegnay ;yaraynta kulalaykaa xad-dhaafka ah iyadoo la ogyahay meesha dhirta leh in ay ka qabowdahay mesha aan dhirta lahayn.

2.Baaburta oo la dhigo, si loo yareerya qaaca faraha badal ee hawada lagu siidaynaayo. Iyadoo taa badalkedau dadku is-ticmaali karaan gadiidka Dad waynaha (Puplic transport).

3: Tamarta Cadceedda. tamarta cadceedda oo la isticmaalo waxay qayb Wayn ka qadanaysaa yaraynta dikhowga hawada.

4. Dadka oo Labaro Muniimadda Deegaaku leeyahay .in Dadka la baro ilaalinta deeganka waa xalka lagu dhimo karo is-badalka Cimadalada.

5: Wacyiginta oo la joogteeyo.In Dadka la wacyi-gelayo ayaa sahli karta ; in Dadku mar kasta ku baraarugo muhiimadda uu leeyahay deeganku iyo khatarka Cimilada is- badalaysa.

W/Q: Cali ibraahim salaad

16/05/2022

Qabashada ardada rabta in bookgaagta qalin jabinta loo qoro weey socotaa fadlan lasoo xiriir xarunta si laguugu qoro thesis qurux badan

01/05/2022

Waa nasiib daro in dhulkii iyo degaanki sidaan loo jaro oo loo dhoofiyo iyadoo dhaqaale yar lagĂ  raadinaayo runtii waxaan u baahanahy in dadkan waxaa samaynaaya la wacyigaliyo loo baro fa'idada uu leeyahay degaanku. Hadi kale waxa dhacaysa in ay ka dhalato dhibaato aan mustaqbalka maarayn kari wayno.

environment
climate

22/04/2022

Welcome to Smart consultancy and training center

17/04/2022

Let us plant more treet to save the environment.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu