18/09/2022
Saacado kooban ayaa ka harsan Seminarkii Online-ka ahaa
Si aad uga Mid noqoto kusoo biir WhatsAppka Mahcadka Xirfad-bile College
https://chat.whatsapp.com/Lv8z4nUNdC6AKgnu7IHxBn
xirfad baro oo xoogso
18/09/2022
Saacado kooban ayaa ka harsan Seminarkii Online-ka ahaa
Si aad uga Mid noqoto kusoo biir WhatsAppka Mahcadka Xirfad-bile College
https://chat.whatsapp.com/Lv8z4nUNdC6AKgnu7IHxBn
15/09/2022
Ka faaa'iideysi wcn
Bahda Xirfad-bile College iyo lucture
Eng Abdikafi Elmi Abdishakur
Ogeysis muhiim
Dhammaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa jecel barashada xirfadaha waxaa la ogeysiinayaa inuu Mahcadka Tababarrada iyo Xirfadaha ee Xirfad-bile College uu qabanaayo Seminar ku baxaayo Online gaar ahaan Aaladda Fogaan Aragga ee Zoom-ka
Haddaba si aad uga mid noqoto Raac lifaaqa hoose oo iska Diiwaan gali
https://surveyheart.com/form/6322387be8be0923ddfc89cb

02/08/2022
Weli furasaddii Qiima dhimista aheed waa ey jirtaa Maalmo kooban baa inoo haray
Noqo mid ka faa'iideysta 40%
Baraatikadana waa 80%
Hadda isdiwaan gali
WhtasApp 252617656542
02/08/2022
Adiga unbaa ka dhimman saaxiib Fursaddii qiima dhimista 40% aheedna 72 saacadood baa ka harsan
Xirfadbile Production
Hadda isdiiwaan gali
WhtasApp 252617656542
31/07/2022
Waa tan Xogtii aad wada sugeyseen saaxiibayaal
Ogeysiis muhiim ah dhammaan bahda jecel xirfadaha gaar ahaan xirfadda Sawir qaadidda iyo muuqaal sameynta . Bahda waxey idiin diyaarisay xirfad u gaar ah Barashada Sawir qaadidda
Haddaba ma dooneysaa inaad noqoto sawir qaade heer caalami ah?
Ma jeceshahay inaad u tartanto Sawirqaadaha ugu wanaagsan ?
Maku dhibban tahay kala barashada Camerada iyo habka loo isticmaalo?
Intaa iyo kasii badanba waxaa diyaar kuula ah iney kaa haqab tiraan bahda
Koorsadaan oo socon doonta muddo asbuuc ah oo lahaan doonta 80% baraatiko waxey billaabaneysaa
08/08/2022
Hadda iskadiiwaan gali oo la xiriir numberrada hoos ku qoran
WhatsApp 252617656542
Call 0611618560
F.G qofkii isdiiwaan galiya 5ta bisha ka hor waxuu helayaa qiimo dhimis ah 40%
30/07/2022
Boggaan aad ula socda howlo bdn oo muhiim ah baa soo socdee
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |