17/08/2022
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Waxa loogu bisharaynayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee kunool degmadda Kaxda iyo nawaxigeeda in AJMAL ACADEMEY in uu qabanayo Arday cusub Sanad Dugsiyeedka 2022-2023... Yaan lagaa buuxin eehoray ugaa
AJMAL ACADEMEY waa Dhisaha garaadka iyo garashada caruurta ayadoo la adeegsanayo macalimin khibrad uleh wax dhigidda, iyo agab waxbarasho oo casri ah,
Qaybaha uu ka koobanyahay AJMAL ACADEMEY
1-Xifdinta qur'aanka kariimka
2-Tarbiyada islaamka
3- Carabiga
4- Soomaaliga
5- Xisaab
6- English
7- Science
8- Cilmiga Bulshada
Iyo Maalmaha Jimcada iyo khamiista oo loogu talogalay in ardayda lagu soo dhiso
Wixii Fahfaahin ah Kala xariir 0619718422