Aayatiin Model Primary And Secondary School

Call Directions Contact the school

Aayatiin Model Primary And Secondary School "Aqoon ayaa aaya leh ee aayatiin Model udoono"

Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧  𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞, 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 ...
01/08/2023

Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞, 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐀𝐘𝐀𝐓𝐈𝐈𝐍 𝐌𝐎𝐃𝐄𝐋 𝐨𝐨 ka 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐚𝐲 𝐢𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐞𝐞 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐2-𝟐𝟎𝟐3, 𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐚𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐬 𝐥𝐞𝐡 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐒𝐖, 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐰𝐧𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚, 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚, 𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐧.

Alxamdulillaah mahadoo dhan Alle ayey u sugnaatay Allahaasoo noo suurta geliyay in ardaydii fasalka 8aad ee sanad-dugsiy...
06/06/2023

Alxamdulillaah mahadoo dhan Alle ayey u sugnaatay Allahaasoo noo suurta geliyay in ardaydii fasalka 8aad ee sanad-dugsiyeedkaan 2022-2023 usoo gabagabeeyo imtixaankii Gobolka Banaadir.
Guul iyl natiijo waxan ayaan idiin rajeyneynaa.

CIID MUBAARAKDhammaam ummadda Muslimiinta ah meel kastood dunida ka joogtaan gaar ahaa ummadda Soomaaliyeed.كل عام وانتم...
20/04/2023

CIID MUBAARAK
Dhammaam ummadda Muslimiinta ah meel kastood dunida ka joogtaan gaar ahaa ummadda Soomaaliyeed.
كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧  𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞, 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 ...
28/07/2022

Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽 Hambalyo👏🏽

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐅𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞, 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐀𝐘𝐀𝐓𝐈𝐈𝐍 𝐌𝐎𝐃𝐄𝐋 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢 𝟐𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐛𝐚𝐲 𝐢𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐞𝐞 𝐟𝐚𝐬𝐚𝐥𝐤𝐚 𝟖𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟏-𝟐𝟎𝟐𝟐, 𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧𝐧𝐚 𝐣𝐢𝐫𝐢𝐧 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐚𝐲, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐝𝐚𝐚𝐬 𝐥𝐞𝐡 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐒𝐖, 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐤𝐨𝐰𝐧𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚, 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚, 𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝𝐬𝐚𝐧𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐧.

Hambalyo hambalyo hambalyo Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan wa...
08/07/2022

Hambalyo hambalyo hambalyo
Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan waxaan idinkugu hambalyeyneynaa munaasabadda Ciidul-Adxaa sanadka 1443H-2022m waxan idan leennahay ciiddaan ciiddeeda nabad iyo barwaaqo Allaha nagu gaarsiiyo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐀𝐘𝐀𝐓𝐈𝐈𝐍 𝐌𝐎𝐃𝐄𝐋 𝐰𝐚𝐱𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦...
01/05/2022

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨
𝐃𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐝𝐡𝐞𝐱𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐀𝐀𝐘𝐀𝐓𝐈𝐈𝐍 𝐌𝐎𝐃𝐄𝐋 𝐰𝐚𝐱𝐞𝐲 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐦𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐦𝐞𝐞𝐥 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐮𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐬𝐚𝐧𝐞𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥-𝐟𝐢𝐭𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐞𝐧𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲
𝑪𝒊𝒊𝒅 𝒘𝒂𝒏𝒂𝒂𝒈𝒔𝒂𝒏 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐝𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐰𝐚𝐚𝐪𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨.
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

MUNAASABADDA MAALINKA MACALLINKA SOOMAALIYEED
24/11/2021

MUNAASABADDA MAALINKA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Hambalyo hambalyo hambalyo Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan wa...
19/07/2021

Hambalyo hambalyo hambalyo
Dhammaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan waxaan idinla qeybsaneynaa farxadda Ciidul-Adxaa sanadka 1442H-2021m waxan idan leennahay ciiddaan ciiddeeda nabad iyo barwaaqo Allaha nagu gaarsiiyo.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

09/07/2021

Ugu horreyn waxey mahad oo dhan u sugnaatay Allaah(SW) kaas oo innaga dhigay ummad Muslimiin ah marka xigta waxaan hambalyada la qeybsaneynaa dhammaan ardaydeenna fasalka 8aad oo ay usoo baxday natiijadii imtixaanka shahaadiga ahaa ee uu qaaday AWGB, waxaana farxad weyn inoo ah in ay dhammaantood wada oo uusan qofna ka mahaddaas waxaa iska leh Allaah(SW) iyo waaalidkii iyo macallimiintii dadaalka dheer kusoo bixihay horumarintooda.
Waxaan idan leenahay dadaalka halkiisa kasii wada congratulations all of you📖📖📖

Asc Agaasinka waxbarashada gobolka banaadir (AWGB) waxa ay nagu soo wargaliyeen in ay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad ...
08/07/2021

Asc Agaasinka waxbarashada gobolka banaadir (AWGB) waxa ay nagu soo wargaliyeen in ay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad shaacin doonaan maanta Insha'llaah oo Kahmiis ah taariikhduna ku beegantahay 08/07/2021

Address

Mogadishu

Telephone

+252614411921

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayatiin Model Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aayatiin Model Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category