Som Online Academy

Som Online Academy

Share

learning skills and languages of som online Academy

24/07/2023

๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ ๐๐ž๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ŸŒˆ qaab online ah kubaro ๐ง๐š๐ช๐ฌ๐ก๐š๐๐ž๐ž๐ง๐ญ๐š ๐ฌ๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ,๐๐š๐š๐›๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฐ๐ฆ
Waqtigu waa mudo Gooban โ๐Ÿ๐š๐š๐ก๐Ÿ๐š๐š๐ก๐ข๐ง ๐›๐จ๐จ๐ช๐จ ๐ฐ๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค ๐ ๐š๐š๐งโž https://wa.link/vt8c5k

15/07/2023

Waxaan qabaneenaa dhawaan dood ku saabsan ๐๐จ๐จ๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ค๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก๐ข ๐ช๐šba ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐ฅ๐š๐ก๐š๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž

ah ama internet ka ahi ,dooddaan waxa ay ka dhaceesaa alaadda Tอขwอขiอขtอขtอขeอขrอข sอขpอขaอขcอขeอข online ahaan .

Doodaan waxay ufurantahay qof kasta oo โ˜…ยท.ยทยดยฏ`ยท.ยทโ˜… ๐™จ๐™ค๐™ค๐™ข๐™–๐™–๐™ก๐™ž๐™ฎ๐™š๐™š๐™™ โ˜…ยท.ยทยดยฏ`ยท.ยทโ˜… ee kusugan dunida iyo dacaladeeda inay ka soo qeeb Galaan .

Faah-faahin nagala soo xariir email Keena โ€ขยดยฏ`โ€ขยป ๐ฌ๐จ๐ฆ๐จ๐ง๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐š๐œ๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ@๐ ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ ยซโ€ขยดยฏ`โ€ข ama Whatsapp keenna https://www.whatsapp.com/business/

โซท ๐™ˆ๐™–๐™๐™–๐™™๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™™๐™ž๐™ž๐™ฃ โซธ

14/07/2023

โ€ข ๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง,๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง, ๐ฐ๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง
Waxa lagu-wargelinaa dhamaan ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฒ
ee jecel barashada cilmiga saxaafadda in Academy yadda Som Online Academy oo aad uga barateen barashada ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐๐š uu qaadanayo fasalo cusub oo saxaafadda ah.

Wixii faahfaahina Kala xariir ๐Ÿค๐Ÿง๐Ÿค๐Ÿจ๐Ÿฃ๐Ÿฅ๐Ÿฅ๐Ÿฆ๐Ÿค๐Ÿจ๐Ÿจ๐Ÿง/+๐Ÿค๐Ÿง๐Ÿค๐Ÿจ๐Ÿฃ๐Ÿฉ๐Ÿฅ๐Ÿฉ๐Ÿค๐Ÿค๐Ÿค๐Ÿซ/+๐Ÿค๐Ÿง๐Ÿค๐Ÿจ๐Ÿค๐Ÿค๐Ÿฅ๐Ÿฆ๐Ÿค๐Ÿจ๐Ÿจ๐Ÿง

Welcom soo dhawaada .

07/07/2023

Mala soo dagtay threads maxaad se kala kulantay ? .

Waa Accademy yaddii ugu horreysay ee lasoo dagta Aplication kaan oo aad ka heli doontaan macluumaad badan .

Waxaa inaga xasuusinna in muuqaalkaan duubnay ciladdo farsamo ku yimaadeen balse aan dib idiinkugu soo diri doonno .

https://www.threads.net/

Photos from Som Online Academy's post 06/07/2023

Maxaad kala socotaa Aplication ka cusub ee qabsaday baraha bulshada soona saartay shirkadda meta verse ama Facebook ?

Aplication kaan cusub laguna magacaabo threads oo ay soo saartay shirkadda meta verse/Facebook waxa uu soo shaac baxday dhawaan Kuna baahay dunida qaar .

Threads design ahaan wuxuu umuuqdaa sida Twitter ka oo kale kuna xiraneeso Instagram ka hadii aadan leheen waxaad sameesaneesaa cinwaan cusub oo aad ku isticmaaleeso Threads.
Wuxuuna ku shaqeennaa Aplication kaan iPhone iyo Android .

Aplication kaan wuxuu suuqa ama hawada soo galay talaadadii ina dhaaftay 27jun 2023
waxaana la update gareeyey talaadaan ama daraad oo ku beegneed 4jully 2023
Dadka isticmaalay ayaa gaaraya 1million oo dad ah .

Hadaba Aplication kaan qaabka loo isticmaalayo iyo faahfaahino dheeraada oo laxariira waxaan inka soo sameen doonnaa muqaal haduu alle idmo.

Inagu soo biir si aad u hesho macluumaadyo kala duwan una badana technology yadda .

06/07/2023

Muuqaal soogoobayo dadaaladii Som Online Academy ee horumarinta ,isdhex kalka bulsho ee hirgelay .

01/07/2023

Hambalyo Hambalyo 1luuliyo .

63sano guuradii kasoo wareegatay Markey xornimada qaateen gobolada koonfur sidoo kalana lamidoobeen Gobolada waqooyi .

Maalintaan oo ah maalin ku weyn shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gayiga soomaalia iska dulqaaday gumeesigii taryaaniga ee Koonfurta soomaalia .

ใ€Š Som Online Academy rugta barashada xirfadaha iyo luuqadaha ใ€‹

26/06/2023

Hambalyo 26juun 2023
Dhamaan maamulka macalimiinta iyo ardeyda Som Online Academy waxay Hambalyo ku aadan 63sano guradii kasoo wareegatay markii gobolada waaqooyi ka xoroobeen Gumeystihii inkiriiska 26jun1960 .

Waa maalin soomaliya ku weyn maalintaan qiimiga badan ee la iska dulqaaday heeryadii Gumeystaha dhiiga badan loo daadshay.

Photos from Som Online Academy's post 24/06/2023

Ogeysiis muhiima .
Accademy yadda barashada xirfadaha iyo luuqadaha Som Online Academy ayaa qabaneesa siminaar cinwaan kiisu yahay muhiimadda social media .( A workshop titled the importance of social media ) looguna tala galay in ay ka faa'deystaan dhalinyarada soomaaliyeed dhanwalba ay isugu jiraan .

Workshop kaan wuxuu bilaaban doonaa 25/6/2023 waqtiga laqabanayo 3:30Pm ama 9:30 galabnimo .

Wuxuu soconayaa hal maalin .

Gobci maskaxdaada oo ka faa ideyso siminaarkaan .

Wiixii faahfaahin ah kala xariir 61 3342665 /+252622342665/617372229 .

25/05/2023

Dhamaan maamulka ,ardeyda iyo macalimiinta Som Online Academy waxay hambalyo udirayaan ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž oo kamdida ardeyda saxaafadda ka barata som Online Academy loona doortay gudoomiye ku xigeenka Golaha Midowga ardeyda jaamacadda Somali International University - SIU

.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Online Center
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 01:00 - 00:30
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00