Maxamed Xirsi Nuur -Siiddii-

Maxamed Xirsi Nuur -Siiddii- Iskuulka Siiddii wuxuu ku yaalaa Degmada Wadajir

Nasiib wacan dhammaan ardayda u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad.
03/06/2026

Nasiib wacan dhammaan ardayda u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad.

Galabta waxuu kulan xiiso leh ku dhex mari doonaa garoonka Blue Stadium (Madina Beach) Macalimiinta labada dugsi ee Siid...
30/05/2026

Galabta waxuu kulan xiiso leh ku dhex mari doonaa garoonka Blue Stadium (Madina Beach) Macalimiinta labada dugsi ee Siidii Iyo Maxamuud Hilowle, ayadoo dugsigeena kulankii h**e guul daro kasoo gaartay dhigooda dugsiga M.Hilowle.

The hour of redemption has arrived

21/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026

Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

Natiijada kulankii maanta dhex maray macalimiinta dugsigeena iyo dugsiga Macalin Nuur, taasoo guusha ay ku raacday macal...
21/05/2026

Natiijada kulankii maanta dhex maray macalimiinta dugsigeena iyo dugsiga Macalin Nuur, taasoo guusha ay ku raacday macalimiinta dugsigeenna oo marti u ahaa dugsiga Macalina Nuur, cayaar ku dhamaatay 9 iyo 6.

Galabta iyo Macalimiinta dugsiga Siidii oo marti u ah macalimiinta dugsiga M.Nuur
21/05/2026

Galabta iyo Macalimiinta dugsiga Siidii oo marti u ah macalimiinta dugsiga M.Nuur

waxaa maalintii labaad si wanagsan inoogu socdo imtixaan bileeedkii 4aad ee dugsiga
19/05/2026

waxaa maalintii labaad si wanagsan inoogu socdo imtixaan bileeedkii 4aad ee dugsiga

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May waa maalin taariikhi ah oo qiimo weyn ugu fadhida shacabka Soomaaliyeed,...
15/05/2026

Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May waa maalin taariikhi ah oo qiimo weyn ugu fadhida shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada. Maalintan waxaa la xusaa sanad kasta si loo maamuuso aas-aaskii ururkii gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL (Somali Youth League) oo la aasaasay 15-kii May sanadkii 1943.

Ururka SYL wuxuu ahaa koox dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo u istaagay:
Xorriyadda Soomaaliya
Midnimada shacabka Soomaaliyeed
La dagaallanka gumeysiga
Kor u qaadidda wacyiga iyo waxbarashada bulshada.

Kulanka kubadda cagta ee galabta ka dhacaya garoonka dugsiga SIIDII wuxuu qeyb ka yahay xuska iyo dhiirrigelinta dhalinyarada Soomaaliyeed, kulankaas oo u dhaxeeya dugsiga SIIDII iyo dugsiga SH. A/HAFID.

Kasoo qeyb gal wacan.

Sawirada final-kii tartanka kubadda cagta ee saakay uu dhex maray fasalka 10aad iyo Fasalka 8aad oo guusha ay ku raacday...
06/05/2026

Sawirada final-kii tartanka kubadda cagta ee saakay uu dhex maray fasalka 10aad iyo Fasalka 8aad oo guusha ay ku raacday Fasalka 10aad

05/05/2026

Taageerayaasha F4 oo ukala rajeeyay guul labada dhinac

Sawirada final-ka tartan aqooneedka ee saakay uu dhex maray Form Four wiilasha iyo Form Four gabdhaha oo guusha ku raacd...
04/05/2026

Sawirada final-ka tartan aqooneedka ee saakay uu dhex maray Form Four wiilasha iyo Form Four gabdhaha oo guusha ku raacday Form Four gabdhaha.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Xirsi Nuur -Siiddii- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Maxamed Xirsi Nuur -Siiddii-:

Shortcuts

Share

Category