Abdiweli Asad Abdi

Abdiweli Asad Abdi

Share

welcome I'm abdiweli Asad Abdi

31/08/2025

Mabaxsan karo oo awoodaydii laiga qari

Xayawaanka layiraahdo maroodigau waxaa uu kami yahay xayawaanada ugu awooda badan ee ilaahay bariga keenay, waxaa uu jabiyaa geedaha aadka u adag, sidoo kale l, waxaa lagu shegaa in ay xasuustiisu aad usarayso oo qof maalin dhibaateeyay uusan hilmaamin, clays ahaan waxa uu gaaraa 6000 oo kg, qaab xukunkiisu waa qaab kaligiis talinima ah oo ay hogaamiso tan uguweyn ee dhadiga ah ama qalanjada ( dictatorship).

Maroodiga aan kasheekeynay ee xoogga iyo caqliga badan hadii isaga oo yar tabarna daran lagu xiro xarig yar kadibna uu kabaxsan waayo, ayaama dabadeed, marka uu waynaado wali waxa uu aaminaa in uusan kabaxsan karin xariga isagoo 10% kaga baxsan kara xariga awoodiisa.

Hadaba waxaa taa lamid ah qof bini'aadamka ah, hadii shaqyadaada adiguba lagugu soo celcelin jiray erayo xun xun oo niyad jab keenaya marka aad yarayd, tusaale, damiin ayaa tahay, waligaa wax maqabsan kartid iyo Iwm, waxaa aad umalaynaysaa in uu arinku sidaas yahay oo maroodigii yaraa ee xariga laqabsaday oo kale ayay maskaxdaadu udhaqmaysaa marka aad weynaato.

Hadaba, Waxaa kugu haboon in aad istijaabiso oo aad nolosha wax un kaqabsato hana ilaabin marwalba talasaarashada Allihii uunka abuuray .

13/12/2023

1956 5 MB Hard Disk ah Intass ayuu leeka , maanta 1Tb SD Card
Dhinaca dadka bil cagsi ayaa dhacay

14/03/2023
12/03/2023

Xalaal Miirashada (Al-warac)

Akinniyi Akinbamiro on LinkedIn: #singapore | 893 comments 24/02/2023

Singapore Waxa ay kuhormartay isticmaalida Formula qaas ah kasoo loo yaqaano MPH

Akinniyi Akinbamiro on LinkedIn: #singapore | 893 comments How Singapore moved from a Third World Nation into a First World Nation. πŸ‘‡πŸΏ πŸ’₯ Meritocracy πŸ’₯ Pragmatism πŸ’₯ Honesty (zero tolerance for… | 893 comments on LinkedIn

05/07/2022

Indeed, we created humans in the best form

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu
252