Xanaanada Caruurta Al SiraaJ

Xanaanada Caruurta Al SiraaJ

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xanaanada Caruurta Al SiraaJ, Education, jidka 30 ka, Mogadishu.

20/01/2022

Asc
Halkani waa baga ayku leedahay facebook xanaanadda xanaa nadda caruurta ee
al siraaj
Xanaanaddu waxa aykutaalaa magaladda mogdisho degmada warta nabadda inta udhaxaysa furayàsha iyo jaamacadda siimad:
Xanaanadu waxay dhamaan adeegyada xanaanooyinka caalamiga ah:
Sida goobata waxbarashada
Baas kasoo qaada xaafadaha kunaceliya
Qado iyo quraac
Naddaafad joogta ah;
Dhnka wax barashadda
Waxa ay helidoonaan dad ka kusoo biira xanaanadda al siraaj
1= barashdda quraan ka kariimka oo kala ah xifdinta quraan ka kariimka xifdi sugan laguna baran doono axkaamta tajwiidka
Xifdinta kitaabadda tajwiidka;
2aqrinta & qoraal ka oo mudo kooban ah
Tarbiyada islaam ka
Sida salaada
Weesada
Ad kaarta salaadda
Siiradda nabgeena scw;
3 dugsigga hoose dhexesare sare

20/01/2022

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
بعد السلام
هذه الصفحة هي الصفحة الرسمية
للروضة السراج :
و إنشاءالله سنتعرف من هنا ما في الروضة

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jidka 30 Ka
Mogadishu