Hayaan institute of science and basic mathematics
welcome qof walbo
waxbarsho aad bay u qiimo leedahy
11/02/2024
madoneysaa sanadkaan 2024 -2025 in aad sameyso lacag maal gashi aad ku qanacdo iyadoo wali ku sii soconeyso hadii hadalkaagu haa yahy ila soo xariir tell nu 617079140
TRADEBOT | Bitcoin Trading Platform | Digital Currency Trading Platform TRADEBOT is the world's leading intelligent trading system, stable, efficient, and 100% correct.
Tartan aqooneedka bisha Ramadan
Wareega 2 aad qeebtiisa 3 aad
Waxaa ciyaaraayo
Halgan vs holacyada
Guusha waxay raacday halgan
share iyo follow iyo cement halaga buuxiyo
Tartan aqooneedka bisha Ramadan
Wareega 2 aad qeebtiisa 2 aad
Waxaa ciyaaraayo
Iskufilan group vs Al ixsaan
Guusha waxay raacday Al ixsaan
share iyo follow iyo cement halaga buuxiyo
Tartanka Ramadanka school Hayaan institute of science and basic mathematics
Waxaa isku baxaayo
Boqorada vs iskufilan
Daawasho wacan
Share iyo following nagu caawiya asxaabtyda
Tartan aqooneedka bisha Ramadan
Wareega 2 aad qeebtiisa 1 aad
Waxaa ciyaaraayo
Future vs lions
Guusha waxay raacday muuqalkaan kudhameyso share iyo follow iyo cement halaga buuxiyo
08/04/2023
tartan aqooneedka bisha ramadaan
qaar kamida sawirada laqaaday
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah:
1. Dhiig qof loo shubo
3. Qubeyska
4. Cadaysiga
5. Candhuufta
6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan
7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn
8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda
9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba
Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah:
1. Cunid & cabid
2.Jamaaca maalinkii
3. Matag kas la isaga keeno
4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato
5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah
6. Caadada & xeydka dumarka
7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman
8. Haddii uu waasho isagoo soomman
Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin:
1. Xanta
2. Caayda
3. Isku dirka
4. Beenta
5. Indhaha oo meel xun lagu eego
6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto
7. Qamaarka oo la dheelo
8. Dagaalka
Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah:
1. Qur'aan akhriska badan
2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka
3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo
4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya
5. Indhaha oo la laabo
6. Carrabka oo la xakameeyo
7. Masaajidka oo la cammiro
6. Farjiga oo la dhowro
Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii
1. Uu yahay musaafur
2. Uu xanuunsado
3. Uu ummulo
4. Uu caadoodo
5. Uu caqligiisu tago
6. Uu u cabsado ilmaha caloosha ku jira
Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada
Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin
Share gareey oo asxaabta kale lawadaag si ay uga faaideystaan mahadsanid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu