Bab-El-Mandeb Primary & Secondary School

Bab-El-Mandeb Primary & Secondary School Beetka bar baarinta iyo tacliinta sare ee baabul mandeb

Hambalyo Hambalyo Hambalyo   (Qalin jabin )Dhammaan Maamulka, Barayaasha iyo Ardayda iskuulka Waxa ay Faraxda la qeybsan...
21/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo (Qalin jabin )
Dhammaan Maamulka, Barayaasha iyo Ardayda iskuulka Waxa ay Faraxda la qeybsanayaan
Idris muxsin cabdi
oo maanta dhameystay Heerka kowaad ee Waxbarshada Jaamacadda , Samir iyo Dulqaad badan oo uu soo maray Kadib Ugu dambeyn maanta waa uu soo gabagabeeyey

Waxan kuu Rajeynaynaa in Tani ay dhiira galin kuu noqon doonto Talabooyin Badanna oo aad Horey u sii qaadi doonto
Mustaqbalka dhow iyo kan fog ba .

Allha kugu anfaco Cilmiga aad baratey
Congratulations Congratulations Congratulations

Hambalyo        Hambalyo      Hambalyo Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu faraxwaxaa hambalyo aan la soo koo...
16/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax
waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga diraynaa boqorka iyo boqorada

Mr Hassan Muhsin Abdi iyo Dr Ifraax Muuse oo mehrkoodu ka dhacay magaalad mogadishu waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada

waxaanu ku ducaynaynaa ducadii rasuulka scw ee ahayd Barka Allahu laka wa Barka
Amiiin aamin aamin
Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo.

01/07/2026

Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Bab-El-Mandeb Primary & Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 1-da Luulyo, sannad-guurada 66-aad ee Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed.
Hambalyo 1-da Luulyo

25/06/2026

HAMBALYO 26 JUNE๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Degma Tuula iyo Magaalo
Cirka-ku Dabaal Dagnaa

25/06/2026

Hambalyo dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee uu maanta usoo dhammaaday Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12aad.

Sawiro: Ardeyda shahaadiga fasalka 8aad iyo fasalka 12aad  schoolka hoose dhaxe sare ee Bab-El-Mandeb ayaa macalimintood...
10/06/2026

Sawiro: Ardeyda shahaadiga fasalka 8aad iyo fasalka 12aad schoolka hoose dhaxe sare ee Bab-El-Mandeb ayaa macalimintooda iyo ardaydoodda qada sharaf ugu sameyeen gudaha schoolka xili maalmo koban ka harsantahay examka .
Waxaan leenahay alle ha u fududeeyo ardayda dhaaman inta imtixaanka u bilaawanaayo isbuuc yada soo socdo

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™๐ŸŽ‰ Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ...
19/03/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐! ๐ŸŒ™๐ŸŽ‰

Dhammaan Ummadaha Muslimiinta ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa farxadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐๐ซ๐ข.

Waxaan Alle ka baryeynaa in ciiddan teeda xigta uu innagu gaarsiiyo nabad iyo caafimaad.

Maamulka Dugsiga Baabul-mandeb wuxuu si gaar ah hambalyo u leeyahay hawlwadeennada, macallimiinta, waaliddiinta iyo ardayda iskuulka guud ahaan farxadda Ciidda awgeed.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ. ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„

Inaa lilaahi wa inna ilayhi raajicuun waa geeri naxdin badan ilaahy ha'unaxriiso Maamulihii Bur-dhiinle 1 maxamed maxamu...
23/01/2026

Inaa lilaahi wa inna ilayhi raajicuun waa geeri naxdin badan ilaahy ha'unaxriiso
Maamulihii Bur-dhiinle 1 maxamed maxamud janatul firdowsa allah geeyo sakaraadka woo mody su'aasha neh allah ufuddeeyo ๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

12/12/2025

โ€ุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูŽ ูˆูŽู…ูŽู„ูŽุงุฆููƒูŽุชูŽู‡ู ูŠูุตูŽู„ูู‘ูˆู†ูŽ ุนูŽู„ูŽู‰ ุงู„ู†ูŽู‘ุจููŠูู‘ ูŠูŽุง ุฃูŽูŠูู‘ู‡ูŽุง ุงู„ูŽู‘ุฐููŠู†ูŽ ุขูŽู…ูŽู†ููˆุง ุตูŽู„ูู‘ูˆุง ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ูˆูŽุณูŽู„ูู‘ู…ููˆุง ุชูŽุณู’ู„ููŠู…ู‹ุง

โ€ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู€ู€ู…ูŽู‘ ุตูŽู„ู ูˆูŽุณูŽู€ู€ู€ู„ูู‘ู… ู’ ูˆูŽุจูŽุงุฑููƒ ุนู„ู‰ ู†ูŽุจููŠูู‘ู†ูŽู€ู€ู€ุง ู…ูุญู…ูŽู‘ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ุฃุฌู…ุนูŠู†

Hambalyo Dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare, si gaar ardaydeena Bab-El-maneb primary and se...
24/08/2025

Hambalyo
Dhammaan ardayda ka gudubtay imtixaanka Qaranka ee Dugsiga sare, si gaar ardaydeena Bab-El-maneb primary and secondary School waxaad gaarteen guul taariikh ah, ilaahay baa ku mahadsan oo idin waa fajiyay inaad gudubtaan.

Address

Mogadishu
KM13

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252612119151

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bab-El-Mandeb Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Bab-El-Mandeb Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category