binu hilowle academy

binu hilowle academy hoyga taclinta qur'anka iyo culuumta islaamka ee binu hilowle academy

21/05/2024

ASC BISHAARO BISHAARO BISHAARO
----------------------------------------------------------------
Waxaa la ogaysiinayaa walaalaha soomaliyeed ee ku kala nool daafaha caalamka in Machadka Binu hilowle online acdamy uu qaadanayo arday cusub oo xaddidan.
machadka wuxuu bixiyaa duruus fara bdn

1-Xifdinta qur.aanka iyo saxida carabka
2-Hingaada casriga ah
3-Tafsiirka
4-Siirada Nabiga SCW
5-Adkaarta
6-Naxwaha
7-Axaadithta
8-fiqhiga iyo dhammaan culuumta shareecada
10- cilmiga tajwidka

Wixii Faahfaahin dheeraad ah fadlan Kala xiriir lambarka hoos ku quran

whatsApp
+252615807626
61 2237929

Guji qeebta hoose si ad u hesho faahfaahino dheraad ah

21/05/2024
03/11/2022

Asc

Address

Km4
Mogadishu

Telephone

+252612237929

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when binu hilowle academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to binu hilowle academy:

Shortcuts

Share