19/03/2026
Bahda Al-Rawda Galdogob oo idin leh Ciid wanagsan
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
WAA HOOYGA TACLIINTA Ku Yaal Galdogob Gaar Ahaan Xaafada Horseed
19/03/2026
Bahda Al-Rawda Galdogob oo idin leh Ciid wanagsan
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
13/08/2025
Waa qayb ka mid ah sawiradii xafladda Al Rawda Galdogob
13/08/2025
13/08/2025
Waa qaybk mid ah sawiradii xaflada Al Rawda Galdogob
07/08/2025
: Waxaa magaalada Galdogob ka qabsoontay munaasabad lagu daahfurayay sanad dugsiyeedka 2025-26 sidoo kalana lagu dhiiragalinayey arday dhamaysay Qur'aanka kariimka ah laguna sagootinayey ardayda ka gudubtay fasalka 8aad iyo arday kaslmaha sare ka galay imtixaanka teeramka ee madarasada Al Rawda.
Hambalyo hambalyo
Ardayda ka gudubtay fasaka 8aad ee Madarasada Al Rawda
Oo dhamaantood buunda fiican ku
gudbay
20/08/2024
Ardayda qur,aanka khatimtay ayaa lagudoonsiiyay shahaada cadeenaysa khatimka iyo abaalmarin qayma badan
القاري من القرى الصومال
محمد معلم الفاروق
Madrasada Al_Rawda mawlihii nasiiyaybaa mahaddodhan iska leh
Ruwayda iyo Sucaad ayaa halkaan ku soo bandhigay tix ka hadlaysa salaada
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 10:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |