Al-Rawda School Galdogob

Al-Rawda School Galdogob SINCE 2011

15/08/2026

Cajiib waarid farxad intee la,eg ayaad dareemilahayd hadii saanoo kale laguugu bishaareeyo

13/08/2026

Gaalkacyo : 13 August 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Mudug, ayaa maanta xariga ka jaray Xafiiska Guddoonka Waxbarashada ee Gobolka Mudug oo si heer sarre ah loo diyaariyay, kaasi oo qeyb weyn ka qaadanaya horumarinta Waxbarashada iyo tayeynteeda guud ahaan Puntland.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiirka Waxbarashada Puntland, Xubno ka tirsan Goleyaasha Dowladda Puntland, Maamulka Degmada Gaalkacyo, Guddoonka Gobolka Mudug, bahda Waxbarashada iyo Arday. S

13/08/2026
12/08/2026

Al-Rawda School Galdogob
Dr Xaawo Xorey oo ka mid ahayd marti sharaftii kasoo qaybgashay xalfada qalinjabinta ardayda madarasada Al-rawda ayaa kalmad qiimo badan la wadaagtay munaasabada

12/08/2026

Al-Rawda School Galdogob
Maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee Galdogob, mudane Cabdisalaan Macalin Maxamed ayaa ardaygii kaalinta koowaad u galay madarasada alrawda u balan qaaday waxbarasho bilaash ah

Bahda Al-Rawda Galdogob oo idin leh Ciid wanagsan كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
19/03/2026

Bahda Al-Rawda Galdogob oo idin leh Ciid wanagsan
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waa qayb ka mid ah sawiradii xafladda Al Rawda Galdogob
13/08/2025

Waa qayb ka mid ah sawiradii xafladda Al Rawda Galdogob

13/08/2025

Address

Soomaaliya
Mogadishu
GALDOGOB

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 10:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907793239

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Rawda School Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category