16/02/2024
Ogeysiis Ogeysiis ogeysiis
Waxaa lagu wargalinaa dhamaan macalimiinta waalidiinta iyo ardayda Aqoon-Soor Primary & Secondary School in Dugsiga Fasaxyahay laga bilaabo 17-Feb 2024 fasaxaas oo ujeedkiisu yahay in aan xanuunka la qeybsano ehelada asxaabta iyo dhamaan bahda waxbarashada uu ka baxay Al-ustad Abdirahman Maclow Abiikar oo Gacan ka xaq daran ku dishay iskuulkii uu ka shaqeynayay.
Dilka macalinka wuxuu dhaawacayaa xiriirkii toganaa ee ka dhexeeyay bahda waxbarahsada sidaas darteed waxaan Cod dheer ku leenahay
Cadaalad haloo helo macalinka
F.G. Daraasada waxay dib ubilaaban doontaa 20-Feb-2024 I.A