Somali Seminars Center

Somali Seminars Center

Share

Education seminars

31/03/2022

Somali seminars center

Waxa ay qabanaysaa seminar la xiriira Positive Thinking ama Hab-fakarka Togan.
Waxaana qaban doona khabiir waxbadan kusoo dhaxjiray horumarinta Adanaha.

Maalinta Khamiista
Goobta Summer Coffee and Restaurant
7-4-2022
1:00pm to 4:00pm

Sii share_garey si ay uga faaideystaan cid walboo danaynaysa
Wixii faafaahin ah nagala Soo xiriir what's app-numberkaan. +252 614 449 862

Photos from Somali Seminars Center's post 26/03/2022

الحمد لله والشكر لله
Somali Seminars Center
-------------------------------------

Waxaa inoo so gaba gaboobay seminaar cinwaankiisu ahaa
{Staratigic management for human resourc}.

Waxaa soo jeedinaayey Dr Mahad Hashim Azhar Page

Waxaan Kaloo Mahad gaar ah u jeedinaynaa cid walboo Soo xaadirtay kana Soo Qeyb gashay Seminaarkaan

S.S.C waxa ay u furan tahay cid walboo arday ah oo danaynaysa Seminarada aad baana idinkaga mahad celineynaa dhamaan kaso qeyb galayaashii kana faaiidaystay seminaarkii manta.

Si aad qeyb uga noqoto seminaradda soo socdo like gareyso Follow dheh pagekaan

Mahadsanidiin

21/03/2022

SOMALI SEMINARS CENTER
--------------------------------------------
mahadsan tahay inad soo booqato pege-ka SSC.
ay tahay markii kugu horeysay page-ka like gareyso si aad ula socoto Seminaaradda aan so bahin doono Insha Allah.
SSC waxaan kugu wargalinaynaa inay qaban doonto seminar cinwaankiisu yahay
{ Strategic management for Human Resourse }.

qaban doona bare Sare
{ Mr: Mahad Hashim Azhar }
Oo lecture Ka ah qaar kamid ah jaamacaddaha ugu caansan Mogadishu.
: Arman Hall
24/3/2022
: 4:00pm

Wixii faafaahin dheeri ah Qeybta Comments ka Numberkaaga inoogu reeb anagaa kula so Hadli doone ama numberkaan nagala Soo xiriir +252614449862 Insha Allah.
ilaabin inaad sii share garreyso si ay uga faaideystaan familkaaga iyo freinds kaaga.
M a h a d s a n i d

16/03/2022

Your success is our value

Photos from Somali Seminars Center's post 13/11/2020

Somali Seminars Center
""""""""""""""""""""""""""""""""'""'''''''''''
الحمد لله ثم الحمد لله

si nabad ah inoogu soo idlaaday seminaar aan uga hadlaynay Horumarinta bulshadda.

si cajiib ah fikrado dhaxal gal ah isweydaarsaday kasoo qeyb galayaashii seminaarka oo u badnaa Ardayda Jaamacaddaha qeeba hooda kala duwan iyo
{Ustaad Abdi Mohamed} oo so jeedinaayay cinwaanka miiska inoo saarnaa.

bey u mahadsan yihiin Masuuliyiintii Kaso qeyb gashay iyo intii soo xaadirtayba.

aad qeyb uga noqoto seminaaradda Kan xigga like gareyso page ka.

M a h a d s a n i d i i n

07/11/2020

Somali seminars Center
--------------------------------------

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

markale iyo seminaaradii taxanaha inoo ahaan jiray.

Inaad qeyb kanoqoto horumarinta bulshadda aad Ku dhaxnooshahay.

danaynaysaa inaad kaalin mug leh kaqaadato dadaaladda lagu hormarinaayo deegaankaaga iyo dadka Ku dhaqan intaba.

hadiiba Jawaabtaadu ay haa tahay waxaan Kugu wargalineynaa inan qaban doono seminaar looga hadlidoono Horumarinta bulshadda.

{ Community Development }

qaban doona barre sare
Mr. Mohamed Abdi Mohamed
Oo kamid ah macalimiinta waxka dhigga qaar kamid Jaamacaddaha Magaaladda Muqdishu.

. Armaan Halls
. 12th, November 2020
. 1:00 pm - 4:00 pm

faafaahin dheeri ah waxaad kala xariiri kartaa numberadda hoose ama Qeybta Comments ka Numberkaaga inoogu reeb anagaa kulaso xariiri doone Insha Allah.

M a h a d s a n i d

Photos from Somali Seminars Center's post 28/10/2020

الحمد لله والشكر لله
Somali Seminars Center
-------------------------------------

Waxaa inoo so gaba gaboobay seminaar cinwaankiisu ahaa
{Integrated management of Acute Malnutrition}.

Waxaa soo jeedinaayey Dr Ahmed Abdirizak Yusuf

Aadbn idinkugu mahad celineynaa dhamaan kaso qeyb galayaashii kana faaiidaystay seminaarkii manta.

Si aad qeyb uga noqoto seminaradda soo socdo like gareyso page ka mhdsanid.

23/10/2020

SOMALI SEMINARS CENTER
--------------------------------------------

mahadsan tahay inad soo booqato pege.

ay tahay markii kugu horeysay page like gareyso si aad ula socoto Seminaaradda kan xigga Insha Allah.

SSC waxay bahda caafimaadka ogeysiineysaa inay qaban doonto seminar cinwaankiisu yahay
{Integrated management of Acute Malnutrition}.

qaban doona bare Sare
{ Dr Ahmed Abdirizak Yusuf }
Oo lecture Ka ah qaar kamid ah jaamacaddaha ugu caansan Mogadishu.

mid kamid ah dhaqaatiirta Ka hool gasha hospital Ka weyn
"Ex digfeer"

Beerta Plaza
28/10/2020
1:30 - 5:00 pm

Wixii faafaahin dheeri ah laxariir numberadda hoose ama Qeybta Comments ka Numberkaaga inoogu reeb anagaa kula so Hadli doone Insha Allah.

ilaabin inaad sii share garreyso si ay uga faaideystaan familkaaga iyo freinds kaaga.

M a h a d s a n i d

Photos from Somali Seminars Center's post 15/10/2020

الحمد لله والشكر لله
Somali Seminars Center
________________________

Rabi ayaan kaga mahad celineynaa inuu inoo qabsoomay seminaar cinwaankiisu ahaa
{infection disease control}.

Mar 2 aad iyo mar 3 aad ba waxaan halkaan uga mahad celineynaa dhamaan kaso qeyb galayaashii seminaarka kana faaiidaystay.

Si aad ula socoto Seminaaradda aan dhawaan qaban doono hadii rabi inoo ogolaado like gareyso page ka.

M a h a d s a n i d i i n

09/10/2020

SOMALI SEMINARS CENTER
---------------------------------------------

Mahadsan tahay so booqashada Page.

ay tahay markii kuugu horeysay ee uu kuso gaaray pegekeena like ta tabo si aad xog badan kuso gaarto.

muhiim ah

bulshada kunool Mogadishu iyo nawaa xigeeda gar ahaan bahda caafimaadka waxaanu Ku wargalineynaa in xarunta SOMALI SEMINARS CENTER ay qaban doonto seminar cinwaankiisu yahay
{Infection Disease Control}.

uu soo jeedin doono Barre Sare Dr Abdullahi Abdihakin Ahmed (Cagayare) oo darajadda 2aad ee Jamacadda kadiyaariyey Isla cimwaankan.

. Armaan Hall
Taarikhda. 15th,Oct,2020
Saacadda. 2:30 pm - 5:00 pm

faafaahin dheeri ah kala xariir numberadda hoose ama Qeybta Comments ka Numberkaaga inoogu reeb anagaa kuso waceyna Insha Allah.

Mahdsanidiin

Photos from Somali Seminars Center's post 01/10/2020

SOMALI SEMINARS CENTER
------------------------------------------------
الحمد لله ثم الحمد لله

Mahad idilkeed rabi ayey usugnaatay oo inoo suuragaliyey in si nabad ah noogu qabsoomo seminarkii cinwaankiisu ahaa
manage fear of public speaking.

Marka xigta waxaan umahad celineynaa asxaabtii kaso qeyb galashay seminarkaan.
Mahadsanidiin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 16:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00