Hido Innovation Hub

Hido Innovation Hub Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hido Innovation Hub, Educational Research Center, Mogadishu.

Hido Innovation Hub is a nonprofit organization, established in Mogadishu-Somalia in 2021, and within based on Innovation, Leadership, Business startups Micro, Small & Medium Enterprises Program and Technological Development.

02/11/2025

Hambalyo ๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐Œ๐จ๐š๐ฅ๐ข๐ฆ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐š๐ ayaa si rasmi ah loogu magacaabay ๐‘จ๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’”๐’Š๐’Ž๐’‚๐’‰๐’‚ ๐‘ฟ๐’‚๐’‡๐’Š๐’Š๐’”๐’Œ๐’‚ ๐‘ช๐’Š๐’๐’Ž๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’“๐’Š๐’”๐’•๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฏ๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐€๐ฅ ๐‡๐ข๐ฅ๐š๐ฅ ee Muqdisho.

๐Œ๐ซ. ๐€๐›๐ฌ๐ก๐ข๐ซ oo ah shaqsi qibrad iyo waayo aragnimo u leh xilka loo magacaabay, waxaan Alle uga baryaynaa inuu u fududeeyo xilkaas.

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฐ๐š๐œ๐š๐ง!

"๐‘ป๐’๐’˜๐’‚๐’“๐’…๐’” ๐‘บ๐’–๐’„๐’„๐’†๐’”๐’”"






15/02/2025
13/02/2025
08/02/2025

Bandhigga Buugga IFIYE (Mogadishu).

Waxaan reer Mogadishu si sharaf leh ugu martiqaadaynaa inaad nagala soo qaybgashaan bandhigga buugga IFIYE, oo uu qalinka u qaatay qoraa: Abshir Macalim Maxamed (Dhiblawe).

Buugga Ifiye ,waa dhigane ku saabsan kaalintii kobcinta aqoonta ee ilbaxnimada Islaamka ay ka qaateen aqoonyahannadii Muslimiinta, ee Xilligii dahabiga ahaa ee Islaamka.

Qoraaga Buuga IFIYE Abshir Macalim Maxamed Dhiblawe , oo ah aas aasaha iyo maamulaha guud ee Madasha Garaad-Kaab Forum , oo ah madal dhista garaadka iyo aqoonta dhallinyaradda Soomaaliyeed.

Goorta: 11-02-2025.
Goobta: Hoolka Guryosamo.
Amminta: 6:00-maqribnimo.

Ka soo qaybglkaadu waa innoo sharaf.

07/02/2025

Prof Cabdulaahi Sheekh Cali Qaloocow, Wasiir K/X h**e ee Maaliyadda, hada ah xubin sare ka tirsan golaha fulinta ee Bangiga Dhexe Sooomaaliya , waxaa uu ka mid yahay Martida Bandhigga Buuga Ifiye oo dhacaya 11.02.2024.

Su'aasha Jimcaha
03/12/2021

Su'aasha Jimcaha

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615149242

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hido Innovation Hub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hido Innovation Hub:

Shortcuts

Share