09/04/2026
Waxaa Shalay Xarunta Dugsiga Ka Dhacay Tartan Aqooneed Dhexmaray Faslada Kala Ah F2 Iyo G8A Waxaana guushu Raacday Faslaka G8A.
Educated Mind Can Teach Many
09/04/2026
Waxaa Shalay Xarunta Dugsiga Ka Dhacay Tartan Aqooneed Dhexmaray Faslada Kala Ah F2 Iyo G8A Waxaana guushu Raacday Faslaka G8A.
27/03/2026
Diyaar garow wacan.
Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.
Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.
14/03/2026
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Tartamayaasha fasalka 8'aad ee dugsiga AL-FAARUUQ ayaa maanta usoo gudbay wareegga Semi-finalka ee tartan aqooneedka dugsiyada gobalka Banaadir ee TV-ga Kalsan.
13/08/2025
Maamulka dugsiga AL-FAARUUQ waxa uu hambalyo udirayaa ardayga lagu magacaabo Ahmed Sa'id Osoble Addow oo dhigta fasalka F1 oo kaalinta 1'aad
Ugalay dhammaan ardayda dhigata dugsiga sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Sidaa darteed Ahmed waxa uu lacag la'aan ku dhigan doontaa fasalka xiga ee F2 Sanad dugsiyeedka 2025-2026.
11/08/2025
Xarumaha Dugsiga Al-faaruuq Primary and Secondary School Waxaa ka socota Qorista Ardayda Cusub Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
. 61 0508044
611285050
02/07/2025
Xarumaha Dugsiga Al-Faaruuq primary and secondary school Waxaa Si Xowli Ah Uga socdo Qorista Ardayda Cusub Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
Fadlan Soo Gaar Xarumaha Dugsiga Ama Nagala Soo Xiriir.
. 61 0508044
611285050
12/06/2025
Khamiis 12 ka Juun 2025 waxaa si nabad ah usoo dhamaaday imtixaankii fasalka 8'aad oo uu qaadaayey Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB .
Waxaana guul u rajeyneynaa dhamaan ardayda imtixaanka u fariisatay si gaar ah ardayda dugsiga Al-Faaruuq primary and secondary school l
09/06/2025
Ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Dhexe Ayaa Sakay Ubilowday Imtixanka Shahaadiga Ah Ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB
Dhamaan Ardayda Guul Ayaan Urajeyneynaa
Xafladii Xiritaanka (Sagootinta) Taabuurka Ardayda Galableyda
| Monday | 06:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 06:00 - 17:00 |
| Saturday | 06:00 - 17:00 |
| Sunday | 06:00 - 17:00 |