Caamir Academy

Call Directions Website

Caamir Academy β€œBaro Xirfado Cusub Adoo Gurigaaga Jooga. wa.me/252614018989 | Nagu soo Biir https://t.me/caamiracademy252

03/10/2026

Haddii aad shaqo doontahay muuqaalkaan dhameyso.

03/10/2026

Xafsa iyo Caisha waxay ka mid yihiin Ardayda Barata Xirfadda Computer ka πŸ–₯ .
Haddii adiga aad xiiseyneyso Kusoo biir Fasalada Cusub oo 5-ta maalin iyo jimco&Khamiis ba diyaar ka ah.

Faahfaahin nagalsoo xiriir πŸ‘‰ 61 4018980

19/09/2026

πŸ“’ OGEYSIIS β€’ OGEYSIIS

Dhammaan ardayda iyo waalidiinta jecel waxbarashada, kuna dadaalaya in ay carruurtoodu guul ka gaaraan imtixaanka shahaadiga ah, waxaa la ogeysiinayaa in Caamir Academy ay ka bilaabatay Muraajacada Fasalada 8aad iyo F4.

πŸ“š Fasalada Muraajacada:
πŸ”Ή Fasalka 8aad
πŸ”Ή Fasalka F4

πŸ“Œ F.G: Xiisadaha wali waad la qabsan kartaa. Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto ardayda muraajacada, horey uga soo gaar Xarunta Caamir Academy oo is-diiwaangeli.

πŸ“ž Faahfaahin nagala soo xiriir: πŸ‘‰ 61 4018980

πŸŽ“ Caamir Academy β€” Hoyga Hormarinta Garaadka Jiilka Cusub.

πŸ“’ OGEYSIIS, OGEYSIIS!Ma tahay arday F4 ah oo diyaar u ah imtixaanka shahaadiga ah? πŸŽ“πŸ“šWaxaa bilaabanaya Muraajacada Afart...
17/09/2026

πŸ“’ OGEYSIIS, OGEYSIIS!

Ma tahay arday F4 ah oo diyaar u ah imtixaanka shahaadiga ah? πŸŽ“πŸ“š

Waxaa bilaabanaya Muraajacada Afarta Maado ee Scientifics:

πŸ”¬ Physics
πŸ§ͺ Chemistry
🧬 Biology
πŸ“ Mathematics

πŸ“ Xarunta: CAAMIR
πŸ•“ Waqtiga: 4:00 PM (Galabnimo)
πŸ‘¨β€πŸ« Macalinka: Cabdinasir Atom

πŸ“ Is-diiwaangelintu waxay ka socotaa Caamir Academy.
Haddii aad rabto inaad si wanaagsan ugu diyaar garowdo imtixaanka, fursaddan ka faa'iidayso oo hadda is-diiwaangeli!

πŸ“ž Faahfaahin: 61 4018980 | 61 4416190
πŸ“± Facebook & TikTok:

Caamir Academy β€” Hoyga Hormarinta Jiilka Cusub.

13/09/2026

πŸš€ WAAN SOO LAABANAY!

Fasaladii Online-ka ayaan mar kale idiin soo bilownay! πŸŽ“πŸ’»

Hadda waxaa si rasmi ah u socota is-diiwaangelinta Fasalada Online-ka ee:

🎬 Video Editing Class
πŸ’» Computer Basic Class
πŸ“· Camera Operating Class
🎨 Graphic Design Class

🌍 Baro Xirfad meel kasta oo aad joogto!
Dal iyo dibadba, fursaddaada xirfadeed maanta bilow.

πŸ“² Hadda is-diiwaangeli: πŸ‘‰ 614018980

πŸŽ“        ✨     Hambalyo dhammaan ardayda qalinjabisay, waalidiinta, macallimiinta iyo martidii sharafta lahayd ee nagala...
29/08/2026

πŸŽ“
✨

Hambalyo dhammaan ardayda qalinjabisay, waalidiinta, macallimiinta iyo martidii sharafta lahayd ee nagala soo qeyb gashay munaasabaddan qiimaha badan. πŸ‘πŸŒŸ

🏫 | Hoyga Horumarinta Jiilka Soo Koraya

πŸ“ž Faahfaahin nagala soo xiriir: 61 4018980

πŸŽ“     ✨   Hambalyo dhammaan ardayda qalinjabisay, waalidiinta, macallimiinta iyo martidii sharafta lahayd ee nagala soo ...
29/08/2026

πŸŽ“
✨

Hambalyo dhammaan ardayda qalinjabisay, waalidiinta, macallimiinta iyo martidii sharafta lahayd ee nagala soo qeyb gashay munaasabaddan qiimaha badan. πŸ‘πŸŒŸ

🏫 | Hoyga Horumarinta Jiilka Soo Koraya

πŸ“ž Faahfaahin nagala soo xiriir: 61 4018980

πŸŽ“βœ¨     iyo   β€”   πŸŽ€πŸ‘Waxaan idinla wadaagaynaa sawirradii quruxda badnaa ee martida sharafta leh iyo khudbadihii qiimaha l...
29/08/2026

πŸŽ“βœ¨ iyo β€” πŸŽ€πŸ‘

Waxaan idinla wadaagaynaa sawirradii quruxda badnaa ee martida sharafta leh iyo khudbadihii qiimaha lahaa ee ka dhacay Xafladda Qalinjabinta Caamir Academy. πŸŽ“β€οΈ

Hambalyo dhammaan ardayda qalinjabisay, waalidiinta, macallimiinta iyo martidii sharafta lahayd ee nagala soo qeyb gashay munaasabaddan qiimaha badan. πŸ‘πŸŒŸ

🏫 | Hoyga Horumarinta Jiilka Soo Koraya

πŸ“ž Faahfaahin nagala soo xiriir: 61 4018980

πŸŽ“βœ¨       β€” Xafladda Dhexdeeda πŸŽ‰Hambalyo iyo bogaadin dhammaan Team Caamir Academy, gaar ahaan ardayda dadaalkooda ku xaq...
29/08/2026

πŸŽ“βœ¨
β€” Xafladda Dhexdeeda πŸŽ‰

Hambalyo iyo bogaadin dhammaan Team Caamir Academy, gaar ahaan ardayda dadaalkooda ku xaqiijiyay hadafkan qiimaha badan iyo waalidiintooda garabkooda ahaa. β€οΈπŸŽ“

Waxaan idiin rajaynaynaa horumar, guul iyo mustaqbal ifaya. 🌟
Caamir Academy mar walba waa garabkiina! 🀝

🏫 | Hoyga Horumarinta Jiilka Soo Koraya

πŸ“ž Faahfaahin nagala soo xiriir: 61 4018980

  Kooxda Qalinjabineysa Sanad-dugsiyeedka 2026/2027 πŸŽ“πŸ†Waa arday lagu soo dadaalay, laguna soo barbaariyey dadaalka iyo j...
28/08/2026

Kooxda Qalinjabineysa Sanad-dugsiyeedka 2026/2027 πŸŽ“πŸ†

Waa arday lagu soo dadaalay, laguna soo barbaariyey dadaalka iyo juhdiga waalidiin, maamul iyo macallimiinba. β€οΈπŸ‘

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda qalinjabineysa, annagoo ugu hambalyeynayna guusha iyo dadaalka ay muujiyeen. πŸŽ“βœ¨

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa waalidiinta iyo macallimiinta garabkii iyo taageeradii ay ardayda la garab istaageen intii ay waxbarashada ku jireen.

Hambalyo Qalinjabiyayaal! πŸŽ“β€οΈ
Guushiinnu waa farxaddeenna, mustaqbalkiinnuna waa rajadeenna. 🌟

Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caamir Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category