17/06/2026
FARAJ Teaching Academy
''Achieving Success Together,,
17/06/2026
24/05/2026
π’ OGEYSIIS MUHIIM AH π’
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ardayda, Waalidiinta iyo Macalimiinta in fasaxa Ciidul Adxaa uu bilaaban doono:
π 25 May 2026 β 31 May 2026
Waxaan dhammaan bulshada waxbarashada u rajeynaynaa Ciidul Adxaa Farxad, Nabad iyo Barwaaqo leh. πβ¨
βDadaalkaaga maanta ayaa ah guushaada berrito.β
F***J Teaching Academy & ShowriPrimary and Secondary School
π Contact: 612666623
***jTeachingAcademy
15/05/2026
πΈπ΄ Hambalyo 15 May β Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed πΈπ΄
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardeyda F***J Teaching Academy & Showri Primary and Secondary School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan dal iyo dibadba.
15 May waa maalin xusuus iyo qiimo weyn u leh dhalinyarada Soomaaliyeed, waana maalin muujinaysa waddaniyad, midnimo iyo horumar.
Dhalinyarooy, idinka ayaa ah rajada iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed. π
Nagala soo xiriir:
π 612666623
***jTeachingAcademy
09/03/2026
ππ Tartankii Ramadaanka β F***j Teaching Academy π
Waxaa si guul leh inoogu soo idlaaday Tartankii Ramadaanka ee sanadkan oo lagu qabtay xarunta F***j Teaching Academy. Ardaydu waxay muujiyeen diyaar garow iyo dadaal weyn. π
π Maamulka Akadeemiyada waxa uu hambalyo u dirayaa ardayda guuleysatay, wuxuuna dhiirrigelinayaa dhammaan ardayda inay sii xoojiyaan waxbarashada, akhlaaqda iyo horumarinta naftooda. π
π Mahadsanidiin
24/02/2026
πβ¨ Imtixaanka waa soo dhow yahay!
Ardaydeena qaaliga ah, u diyaar garooba si kalsooni iyo dadaal leh.
π Isniin, 23 February 2026
Guushu waa midka dadaala! πͺπ
23/11/2025
Ogaysiis Fasax
Dhamaan barayaasha, Ardayda iyo waalidiinta iskuulka showriga waxaa la ogaysiinayaa bari oo maalin nimo axad ah in daraasaadka iskuulka ay yihiin fasax si loogu hogaansamo amarka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Waxaan dhamaantena isku boorinaynaa in aynu wax wanagsan oogu faaidaysano waqtigeena I.a
Hambalyo macalimiinta soomaaliyeed gaar ahaan barayaasheena qiimo ha badan
Macalinkeen Allow kaal , Macalinkiis Allow kaal , Macalin Muslim Allow kaal
Hoyga tacliinta iyo tarbiyada π
γviralγ·alγ·
14/11/2025
ISKUULKA SHOWRIGA
Hoyga tarbiyada iyo tacliinta
14/11/2025
ISKUULKA SHOWRIGA
A documentary π½
about the stages of the F***j Cup
stay tuned here soonπ₯.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Showri Street
Mogadishu
252