12/01/2026
Maadaama uu waqti kooban ka dhiman yahay bilaabashada waxbarashada dadka waaweyn, fadlan is-qorista yaan laga buuxin🪶📕
The school stands for producing a generation that is well-developed in every aspect, both in academic quality and moral character.✨️📚📘
12/01/2026
Maadaama uu waqti kooban ka dhiman yahay bilaabashada waxbarashada dadka waaweyn, fadlan is-qorista yaan laga buuxin🪶📕
05/01/2026
📣Yaraan Maleh aqoonta ee Yaa laga tagin 📚💻
WE STAND AS ONE 🇸🇴✨️📚
Daaris Academy Waxa ay u tagan tahay in ay soo Saarto jiil wadaniyiin ah oo noqdo mustaqbalka Umada soomaliyeed. Iftiin mugdiga looga baxo iyo Hoos lawada harsado. Qof walbo waxa uu Ku sharaf lee yahay Qarankiisa 📚🇸🇴🎉
21/12/2025
Learning today leads to leadership tomorrow✨️🚶♂️
20/12/2025
Sharuudaha waa
✅️Qor magacada oo sedaxan
✅️Fallow soo dheh page
✅️ soona qor jawaabta
18/12/2025
🎉Ha iloobin shuruudaha kana faa ideyso aqoontada su'asha waxa ay taala comment 1aad💡✨️🥰
07/12/2025
📚 DAARIS ACADEMY – English Courses
Kusoo biir Daaris Academy oo baro English si xirfad leh!
Waxaan Kaga bilabaynaa Heer walbo aad joogto
Adiga oo laga qaadayo imtixaan ka dibna lagu geynaayo heerka aad u qalantid
✔️ Basic
✔️ Beginner
✔️ Intermediate
✔️ Mediate
✔️ Advanced
05/12/2025
Jimce Mubaarak ✨🌙
Dhamaan umada islaamka ah gaar ahaan dadka soomaliyeed jimco wanaagsan✅️🎉
اللهم اجعل هذا اليوم جمعة خير وبركة
03/12/2025
الشخص الذي يقرأ يكون دائمًا أعلى من الشخص الذي لا يعرف القراءة. القراءة هي مفتاح التقدم.📚📖💡
21/11/2025
Maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ✨
Mahadsanidiin macalimiin!
Waxaad ka shaqeysaan dhisidda mustaqbalka ardayda, bulshada, iyo dalka.
18/11/2025
DAARIS ACADEMY📚💙
12/09/2025
Jimco wanaagsan 🌸✨️
Jimcadu waa maalin barako iyo nabad, waa maalin duco iyo isxasuusin leh
.