09/02/2024
Hambalyo πβ¨οΈ
Waxaan uhambalyeenaynaa ardayda xaqiijisay hamigoodii ahaa; inay noqdaan hadal-kar heli og hadalka, kuwaas oo machadka Mind success institute ka bartay Courseka Fagaare ka hadalka.
Hadii aad daneeneyso waa diyaar fasallo cusub.
03/02/2024
π Diploma in Personal Development π
Machadka Hormarinta Aadanaha Mind Success Institute waxa uu bilaabaa Diploma in Personal development.
Diploma-kaan waxa kaa caawin doonaa inaad hesho xirfado, aqoon iyo Maanhag Noloshaada muhiim u ah, waxaadna ku baran doontaa
Courses ka hoos ku xusan:-
1. Leadership skills
2. Effective public speaking
3. Communication Skills
4. Productivity & Planning Skills
5. Mindset change
6. Employability Skills
π Muddada: 2 bilood
π Waqtiga: Full Time & Part Time
π Goobta: Hodan - Kpp, Muqdisho - Soomaaliya
π Iska Diiwaangeli Hadda! Boosaska waa xadidan yihiin, sidaas darteed ha moogaanin fursaddan!.
π© Nagala Soo Xiriir:
- Tel: 0614302455, 0615656218, 0615026652
- WhatsApp: https://bit.ly/3bHaXTG
- Facebook: https://www.facebook.com/Mindsucessinstitute?mibextid=ZbWKwL
- YouTube: https://www.youtube.com/
- Tiktok: https://www.tiktok.com/?_t=8iiuSL6T84L&_r=1
07/01/2024
π Ku Soo Biir Fasallada Cusub ee Public Speaking & Leadership π
Ma dooneysaa inaad horumariso xirfadahaaga fagaare hadalka iyo hoggaaminta?
Waxaan ku faraxsannahay inaan mar kale furno fasallo cusub oo bilaabanaya bishaan Janaayo 2024.
π Muddada Koorsada: Hal bil
π Waqtiga: Full Time & Part Time
π Goobta: Hodan - Kpp, Muqdisho - Soomaaliya
Fursaddan gaarka ah waxay ku siineysaa awood aad ku hormariso xirfadahaaga fagaare ka hadalka iyo hoggaaminta, waxaana lagu bari doonaa sida loo noqdo hadal-jeediye iyo hoggaamiye saameyn leh.
π Iska Diiwaangeli Hadda! Boosaska waa xadidan yihiin, sidaas darteed ha moogaanin fursaddan!.
π© Nagala Soo Xiriir:
- Tel: 0614302455, 0615656218, 0615026652
- WhatsApp: https://bit.ly/3bHaXTG
- Facebook: https://www.facebook.com/Mindsucessinstitute?mibextid=ZbWKwL
- YouTube: https://www.youtube.com/
- Tiktok: https://www.tiktok.com/?_t=8iiuSL6T84L&_r=1
02/01/2024
Hambalyo
Machadka horumarinta aadanaha Mind success institute ayaa maanta arday usoo xiray koorso ku saabsan xirfadaha fagaara ka hadalka iyo wada xiriirka.
Ardayda ayaa baratay; diyaarinta iyo soo jeedinta khudbadaha, diyaarinta iyo ka qeyb qaadashada doodaha, iska saaridda cabsida, ka dhaadhicinta dhageystayaasha, la qabsiga masraxyada, adeegsiga aaladaha fagaara ka hadalka iyo wada xiriirka wanaagsan.
hadii aad daneyneeso inaad nagu soo biirto bishaan Janaayo waxaa furmaya fasallo cusub.
10/12/2023
Course : PUBLIC SPEAKING AND LEADERSHIP
Part time morning classes
Machadka hormarinta aadanaha ee Mind success institute oo aad uga barateen tababaro iyo courses tayo leh, waxa uu bixinayaa course caalami ah oo ku saabsan xirfadda (Hogaaminta iyo fagaara ka hadalka) taa oo qofka awood u siin doonta inuu Hogaamiye hadal kar ah noqdo haduu alle yiraa, waxa uuna ardaygu heli doonaa 100% .
Wixii faah faahin ah nagala so xariir.
0614302455/0615026652/0615656218.
Ama WhatsApp link.https://bit.ly/3bHaXTG
06/12/2023
Hambalyo; halkaad hiigsaneesen maanta waad haleesheen.
Muddo bil ah oo ay tababar iyo practical xirir ah ku qaadanayeen xarunta machadka, ayaa maanta loo soo xiray, ardaydan oo baranaysay
xirfadaha wada xirirka dadka iyo fagaare ka hadalka ( Communication skills and public Speaking).
4sano oo xirira tababaro iyo soo saarista jiil Han iyo Himilo sare leh,
Fiiro gaar ah : bishan december 2023 qiima dhimis 20% ka faaβidaysi wacan.
04/12/2023
Qiima dhimis 20% bishan December.
Course : PUBLIC SPEAKING AND LEADERSHIP
Full time and Part time classes
Machadka hormarinta aadanaha ee Mind success institute oo aad uga barateen tababaro iyo courses tayo leh, waxa uu bixinayaa course caalami ah oo ku saabsan xirfadda (Hogaaminta iyo fagaara ka hadalka) taa oo qofka awood u siin doonta inuu Hogaamiye hadal kar ah noqdo haduu alle yiraa, waxa uuna ardaygu heli doonaa 100% .
Wixii faah faahin ah nagala so xariir.
0614302455/0615026652/0615656218.
Ama WhatsApp link.https://bit.ly/3bHaXTG
30/11/2023
Bishaaro Bishaaro
Waxaa guud ahaan qiima dhimis ku sameenay courses-ka kala duwan ee ka baxa machadka bishaan December ee gaba gabada sanadka ah, si ay dhamaan uga faaβidaystaan bulshada qaybaheda kala duwan.
H**e usoo gaar xarunta machadka oo ay fasallada cusub isdiiwaan gelintodu ka socto.
Mahadsanidiin.
06/11/2023
Hambalyo πβ¨οΈ
Waxaan uhambalyeenaynaa ardayda xaqiijisay hamigoodii ahaa; inay noqdaan hadal-kar heli og hadalka, kuwaas oo machadka Mind success institute ka bartay Courseka Fagaare ka hadalka.
Hadii aad daneenee waa diyaar fasallo cusub.