/ : 0615542202.or : 0611668019
Halkaan ka daawo qaar ka mid ah ardayda dufcada 13aad ee dhamaystay kooraska Ultrasound-ka oo ka hadlaya sida ay uga dhabeeyeen hamigii waqtiga dheer ku taagnaa iyo guulaha ay maanta xaqiijiyeen.
Mogadishu Medical & Imaging Academy
Medical diagnostic center that provides Medical Imaging services as well as training and research pr
12/03/2024
Nagala soo xiriir: / : 0615542202.
Ama nagu soo booqo.xaruunteena oo ku taalo wadada u dhaxeeso isgoyska dabka iyo isgoyska bakaaraha agagaarka baar raaxo.
10/03/2024
Dhamaan Umada Musliimiinta meel walbo ay joogaan waxaa ugu hambalyeynaynaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan
Waxaan leenahay acmaasha Allaah (swt) ha naga aqbalo.
Ramadan Mubarak 🌙
كل عام وأنتم بخير
01/03/2024
Jimco Wanaagsan
26/02/2024
adeeg caafimaad oo tayo sare leh. / : 0615542202
Nagu soo booqo.xaruunteena oo ku taalo wadada u dhaxeeso isgoyska dabka iyo isgoyska bakaaraha agagaarka baar raaxo.
14/02/2024
/ : 0615542202.
Kooraska Ultrasound-ka wuxuu soconayaa 12 isbuuc, oo kala ah 2 isbuuc oo theory ah iyo 10 isbuuc oo baraatika ah.
Ku soo biir Mogadishu Medical & Imaging Academy oo yeelo xirfad aad ugu adeegi kartid bulshadaad.
/ : 0615542202.
Basic Ultrasonography
Ma danaynaysaa barashada Ultrasound-ka? / : 0615542202.
Waxaan kuu haynaa koorso gaaban oo aad ku baran kartid .
Koorsadu waxay soconaysaa 12 Isbuuc waxayna ka kooban tahay 2 isbuuc oo theory ah iyo 10 isbuuc oo ah.
Ardaygu wuxuu fursad u halayaa in uu la kulmo bukaano kala duwan oo uu gacantiisa ku saari doona ultrasound ka ayada oo ay hagayaan khubaro aqoon durugsan u leh Ultrasonography-ga.
10/02/2024
Qeybta sheybaarka ee MMIA
Nagala soo xiriir: / : 0615542202.
Ama Nagu soo booqo.xaruunteena oo ku taalo wadada u dhaxeeso isgoyska dabka iyo isgoyska bakaaraha agagaarka baar raaxo.
03/02/2024
adeeg caafimaad oo tayo sare leh. / : 0615542202
Nagu soo booqo.xaruunteena oo ku taalo wadada u dhaxeeso isgoyska dabka iyo isgoyska bakaaraha agagaarka baar raaxo.
30/01/2024
Ku soo biir koorska oo ay bixiso Mogadishu Medical & Imaging Academy. / : 0615542202.
Ka faaideeso fursadaan, hel baraatiko oo kor u qaad aqoontaada.
Nagu soo biir maanta.
/ : 0615542202.
28/01/2024
Basic Ultrasonography
Ma danaynaysaa barashada Ultrasound-ka? / : 0615542202.
Waxaan kuu haynaa koorso gaaban oo aad ku baran kartid .
Koorsadu waxay soconaysaa 12 Isbuuc waxayna ka kooban tahay 2 isbuuc oo theory ah iyo 10 isbuuc oo ah.
Ardaygu wuxuu fursad u halayaa in uu la kulmo bukaano kala duwan oo uu gacantiisa ku saari doona ultrasound ka ayada oo ay hagayaan khubaro aqoon durugsan u leh Ultrasonography-ga.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
W Bakaaraha
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |