18/02/2026
Ramadan Mubarak
πβ¨ RAMADAN MUBAARAK β DAY 01 β¨π
Ψ§ΩΩΩΩ
Ψ£ΩΩΩ ΨΉΩΩΩΨ§ Ψ¨Ψ§ΩΨ£Ω
Ω ΩΨ§ΩΨ₯ΩΩ
Ψ§Ω ΩΨ§ΩΨ³ΩΨ§Ω
Ψ© ΩΨ§ΩΨ₯Ψ³ΩΨ§Ω
π€²π½
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa SI nabad ah noogu bilaabatay Alxamdulillaah. Ilaahay SI nabad ah ha nagu gaarsiiyo afurka
Ha noqoto maalinteenna koowaad mid kheyr ah cafis iyo ajar badan leh. π€
23/10/2025
Hakaba first Cargo
HOYGA DUULIMAADKA IYO ALAABAHA XAMUULKA
π Jumcaha Mubarak! π
Alle ha inaga dhigo kuwii xusuusta iyo ducooyinka la aqbalo π€²
π’ Hakaba First Cargo β Where Cargo Comes Fast!
Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah, ammaan ah, iyo lagu kalsoonaan karo.
π¦ Your Cargo, Our Commitment!
11/10/2025
ποΈ Time to Travel β With Hakaba First Cargo, your destination is closer than ever! ππ
FIRST CARGO
βοΈ HAKABA FIRST CARGO
π Where Cargo Came Fast!
Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo safarkaaga iyo riyooyinkaaga fududeynaya! πΌβ¨
Adeegyada aan bixino:
β
Ticketing
β
Visa (Dalal badan oo Afrika ah)
β
Tourism
β
Education Visa
β
Umrah & Hajj
π Your Journey, Our Priority!
Dalalka aan kuu heli karno Visa 20% OFF:
π°πͺ Kenya | πΊπ¬ Uganda | πͺπ¬ Masar | πͺπΉ Ethiopia | πΉπΏ Tanzania | π±πΎ Libiya
Duulimaadyada Gudaha (Local Flights) β 30% OFF!
π« Buurhakaba β‘ Muqdisho
π« Buurhakaba β‘ Baydhabo
π« Buurhakaba β‘ Kismaayo
π« Buurhakaba β‘ Garowe
π« Buurhakaba β‘ Boosaaso
π« Buurhakaba β‘ Hudur
π Address 1: Muqdisho, Somalia
π Address 2: Buur Hakaba, Somalia
π Call / WhatsApp: +252 621018585
π§ Email: [email protected]
π² Follow us:
ποΈ Time to Travel β With Hakaba First Cargo, your destination is closer than ever! ππ
13/09/2025
β¨βοΈ ππππππ π
πππ πππππ π¦π
βWhere Cargo Comes Fastβ πβ‘
13/09/2025
HAKABA FAST CARGO
HOWSHA WEY BILAAWATEY
πβ¨ Ku xidhnow Soomaaliya dhexdeeda hakaba first Cargo β adigoon walwal lahayn! β¨π
π HAKABA FAST CARGO π π¦βοΈ
Adeeggiinnu waa degdeg, raqiis & lagu kalsoonaan karo!
π Local Flights
π’ Buur Hakaba β Muqdisho ποΈ
π’ Buur Hakaba β Baydhabo π³
π’ Buur Hakaba β Boosaaso π
π’ Buur Hakaba β Gaalkacyo ποΈ
π₯ Fursad Dahabi ah: Ka faaβiidayso 10% OFF Discount oo xaddidan! π₯
β¨ Maxaad naga filan kartaa? β¨
πΌ Adeeg hufan oo kalsooni leh
π° Qiimo macquul ah
β‘ Gaarsiinta degdeg ah
π€ Ammaan & Kalsooni
π Nala soo xiriir maanta:
βοΈ 619835933 / 616597675
π§ [email protected]
π HAKABA FAST CARGO β Gaadiid Xamuul oo Degdeg ah & Raqiis ah! π
π¬ Faallo ku reeb:
β‘οΈ Magaaladii ugu dambeysay ee aad safar ku tagtay βοΈ
β‘οΈ Meesha aad jeclaan lahayd adeeggeennu inuu gaaro mustaqbalka πΊοΈ
04/09/2025
Well Come With Open Hands
π Jumco Mubarak dhammaan asxaabta iyo macaamiisheena qiimaha badan π€²β¨
HAKABA FAST CARGO βοΈ
Waxaan idiin haynaa adeeg degdeg ah oo ammaan ah:
π¦ Muqdisho βοΈ Baidoa βοΈ Buur Hakaba
Ha ka welwelin rarista alaabtaada, annaga ayaa kuu fududeynayna si dhaqso ah oo lagu kalsoonaan karo.
π Xafiiska: Buur Hakaba β Soomaaliya
π Wac: 619835933
π Nagala soco baraha bulshada: Facebook | TikTok | Instagram
28/08/2025
Jimco Mubaarak π€
Maalinta barakeysan ee Jimcaha Ilaahay ha ka dhigo mid naxariis, caafimaad iyo barako inoogu soo kordhisa.
Ducadeenna iyo camalkayaga ha la aqbalo, qalbiyadeennana ha iftiimiyo ποΈ.
15/08/2025
π πππππ ππππππππ π€
π Maanta waa maalintii barakeysan ee Jimcaha β maalinta ducada la aqbalo, qalbiyadana la ifiyo β¨.
π Alle ha idiin barakeeyo:
β¨ Cimrigiina β ha noqdo mid caafimaad iyo kheyr ku dhammaada.
β¨ Rizqigiina β ha noqdo mid xalaal iyo barako leh.
β¨ Qalbigiina β ha noqdo mid dagan oo nabad ku nool.
ποΈ Ha illoobin inaad maanta Qurβaan akhrido, salaadda Jimcaha ku dadaasho, iyo in aad dadka kheyr u rajeyso.
π€² Ilaahayow naga yeel kuwa Jimcaha ka faaβiideysta, ducadoodana aad ka aqbasho.
πππ€²
π ποΈ β¨ π
07/08/2025
π Hambalyo hambalyo Drs haawa aadan π
Dadaalkaaga, samirkaaga, iyo himiladaada ayaa maanta mira dhalay.
Waxaad noqotay astaan guul iyo dhiirigelin
β ha joogsan, horay u soco! πͺπ½π©π½βπ
Mahad alle ka sokow waalidka kugu garab istaagay riyooyinkaaga rumeyntood alle haku xafido