28/01/2025
Waa Diyaar ๐ก๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ท๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ Term-ka (midterm-exam) ee sannad dugsiyeedka 2024-2025 Dhamaan Ardayda Dugsiga Hoose / Dhexe iyo Sare Ee Taysiir -TPSS Waxaan u rajeyneynaa Natiijo Wnaagsan Inshaa alaah
Bari 8:00Am
Kala Soco Cinwaanka aad ku leedahay Portal-ka.
https://waafi.maanshiil.so/defaultmobile.aspx
Wixii Cabasho ah Fadlan la Xiriir Xafiiska Imtixaanaadka.
wac: 632328
.
Fadlan mar walba la soco bogga rasmiga ee Ee dugsiga Taysiir.
29/08/2024
Ardaydeenaay!
Ma diyaar garoowday? Sabtida, 31-ka Agoosto 2024, waa maalinta aan dib ugu soo laabanayno dugsiga.
Hubi inaad diyaar u tahay sanad cusub oo waxbarasho ku bilaawdo si farxad leh!
Iska hubi inaad haysato dharkaaga dugsiga, qalinkaaga, buugtaada, iyo niyad wanaagsan.
Waxaan sugeynaa inaad dhammaantiin si xiiso leh noogu soo biirtaan!
kusoo hiro Dugsiga Dugsiga Hoose / Dhexe iyo Sare Ee Taysiir
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : caasho sh bashiir sh muxumad
Celcelis ahaan waxa ay keentay 96.79%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee Dugsiga Hoose / Dhexe iyo Sare Ee Taysiir
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : siciido Cabdi maxamad
Celcelis ahaan waxa ay keentay 86.17%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee fasalka:9aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : aniso cabdiraxman muxudiin
Celcelis ahaan waxa ay keentay 77.33%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee fasalka:10aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : aniso cabdiraxman muxudiin
Celcelis ahaan waxa ay keentay 94.19%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee fasalka:7aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : nasro maxamad cusmaan
Celcelis ahaan waxa ay keentay 91.31%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee fasalka:5aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayad : farxiyo axmad cali
Celcelis ahaan waxa ay keentay 91%
Waxa ay gashay Kaalinta 1aad Ee fasalka:3aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayga : maxamad xasan muumin
Celcelis ahaan waxa uu keenay 91.4%
Waxa uu galay Kaalinta 1aad Ee
Fasalka:6aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo
28/08/2024
Natiijada imtixaanka dhamaadka sanadka Ardayga : Abshir maxamad cabdulahi
Celcelis ahaan waxa uu keenay 92.43%
Waxa uu galay Kaalinta 1aad Ee
Fasalka:4aad
Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo