Bananey Primary & Secondary School

Bananey Primary & Secondary School

Share

Education

Photos from Bananey Primary & Secondary School's post 19/03/2020


ASC
Waxaan salaamayaa dhamaan bahda waxbarashada meel walba oo ay joogaan
Salaan kadib.
Waxaan rabnaa in aan idiin soo gudbino
Marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray
Iskuulka BANANEY.

Iskuulkan BANANEY wuxuu jiray illaaa
Xilligii dowladii dhexe kadib digaaladigii sokeeya ayaa saameyn weyn ku yeeshay
Kadib waxaa dib ula wareegay jaaliyad oo illaa
Mudo gacanta ku haayay
Kadib maxaa dib ulla wareegay HAY"AD
Waxaan u mahad cellinaynaa dhammaan cidii gacan ka geysatay iskuulka Bananey.

FG: Bulshada ku dhaqan DAAWO qaasatan degmada BELED-XAWO waxaa la ogeysiinayaa in uu yahay iskuulka BANANEY PRIMARY SCHOOL, Iskuul bulshada soomaaliyeed u dhisan yahay waxbarashadiisana ay tahay mid lacag la'aan ah,
Macalimiinta wax ka barta iskuulka BANANEY ay yihiin macalimiin diyaar u ah in ay gaarsiiyaan xirfaddooda macallinimo inu soo gudbiyaan bulshadooda soomaaliyeed Aqoontooda macallinimo
( BARO MAANTA BIRINA KASBO )
WAXBARTA AAN BARWAAQA GAARNEEE

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu