Madarasatu Al Quran

Madarasatu Al Quran Barashada Quraanka Kariimka Ee Dadka Waawayn Iyo Kuwa YarYar

13/12/2023
08/12/2023

ALLOW NOO WANAAJI KHAATUMADA

Khudbada jimcaha ee laga aqriyay masjidka aan ku dukaday maanta waxa ay ku saabsaneyd gabogabada wanaagsan, iyo nuucyadeeda kala duwan.

Si aan u wada gaarno hadafkaas waxaa nala gudboon in aan:

⛳️ Wanaajino niyadda inagoo ka fileyna Alle wanaagyo badan
⛳️ Ugu dadaalno wanaaga sida inagoo dhimaneyna hadda
⛳️ Joogteyno wanaajinta & xiriirnta waalidka & qaraabada
⛳️ Ka fogaano xumaanta/fitnada tirada badan ee waqtigan

Waxaan Alle uga baryayaa nafteeyda iyo dhammaan muslimiinta in uu inoo wanaajiyo khaatumada.

Saliga Nabiga aan ku dadaalno waa maalin Jimco insha Allah

👋🏽 Fadlan la wadaag xogta ku anfacda asxaabtaada goor waliba

👍Hel adeeg kuu gaar ah oo laguugu hormarinayo: https://somvato.com/en/vip
******
_________
➜ Eeg koorsooyinka kale:
https://learn.somvato.com/collections/courses

➜ Kala soco barnaamijyadeena luuqadda boggan gaarka u ah:
https://learn.somvato.com/collections/english

➜ Isdiiwaangeli hadda:
https://learn.bravoakademi.com/users/sign_up

➜ YOUTUBE: https://www.youtube.com//videos
➜ TIKTOK: https://www.tiktok.com/

Nagala soo xiriir WhatsApp:

👉🏽 +252612253334
👉🏽 +252612253332

Address

Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madarasatu Al Quran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Madarasatu Al Quran:

Shortcuts

Share

Category