Al-abaadir primary and secondary school branch Tabeelaha

Al-abaadir primary and secondary school branch Tabeelaha waa dugsi u diyaarsan diyaarinta ardayda

09/08/2026
Hambalyo    hambalyo    hambalyoMaamulka iyo macalimiinta iskuulka Al-abaadir Garasbaalaey waxa ay tahniyad aroos hawada...
03/08/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta iskuulka Al-abaadir Garasbaalaey waxa ay tahniyad aroos hawada u marinaayaan
Ustaad mohamed nuur shaafi iyo marwadiis nimco ahmed mohamed

Alle ha idinka yeelo lammaane is jecel, is ixtiraama, kana dhigo guri ay ka buuxaan nabad, jacayl, barwaaqo iyo farxad. Ilaahay ha idinku gallado kheyr, hana idinka dhigo kuwii ku wada noolaada kalgacal, is-afgarad iyo cibaado wanaagsan.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Hambalyo mar kale, guurkiinnuna ha noqdo mid lagu naaloodo, ubad kheyr qaba iyo nolol barako lehna Alle ha idinku arsaaqo. Aamiin. 💍🤍

Fasax wanagsan
08/07/2026

Fasax wanagsan

Hambalyo Hambalyo Hambalyo macallimiinta ardayda iyo dhammaan bahda waxbarashada Al-abaadir primary and secondary school...
03/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

macallimiinta ardayda iyo dhammaan bahda waxbarashada Al-abaadir primary and secondary school branch Tabeelaha waxay hambalyo iyo bogaadin halkaan ugu dirayaan maamulka dugsiga ustaad Jaamac Kiilo oo Maanta difaacday buugga qalin jebinta Frontier university taas oo uu ka diyaarinayey Shahaadad heerka 1aad ee batch Degree oo ku saabsan Doctor of Dental sergury

Guusha aad gaartay waa mid aad iyo aad loogu farxo, waxayna muujinaysaa kartida, dadaalka, iyo go’aankaaga ku aaddan horumarinta waxbarashada. Waxaad tusaale u tahay maamul xilkas ah oo dadaalkiisa iyo himiladiisu ay horseed u noqon karto isbeddel togan oo ka dhaca goobaha waxbarashada.

Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul joogto ah iyo in aad aqoontaada ku horumariso bulshada Soomaaliyeed.

Hambalyo Maamule

Guushaadu joogto, himiladaaduna ha hirgasho!

Wargelin
21/06/2026

Wargelin

10/06/2026

Waa ducadii fasalka 8aad ee Alabaadir Garasnaaley

Qeybta 2aad sawirada xafladda
10/06/2026

Qeybta 2aad sawirada xafladda

SAWIRADA XAFLADDA QUR,AAN SAARKA FALASKA 8AAAD
10/06/2026

SAWIRADA XAFLADDA QUR,AAN SAARKA FALASKA 8AAAD

Ogeysiis
04/06/2026

Ogeysiis

Address

Mogadishu

Telephone

+252615244514

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-abaadir primary and secondary school branch Tabeelaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category