Al-amthaal primary and secondary school

Al-amthaal primary and secondary school

Share

page kaan waa page ka saxda ah ee dugsiga Al-Amthaal oo wax lagu gaarsiiyo bulsho waynta soomaaliyeed

Photos from Al-amthaal primary and secondary school's post 23/11/2025

Hampalyo Hampalyo Maalinta Maclimiinta Soomaaliyeed
Gaar ahaan Maclimiinta iskuulka Al Amthaal Primary And Secondary school 🏫 🎁🎁

09/10/2025
20/12/2024

Al-amthaal primary and secondary school
Waxaa maanta taabuurka nagu soo booxay IftiimIye Tv

18/12/2024

Waa aamina Colow maxamed waxa ee wax ka barataa Al-amthaal primary and secondary school waana fasalka saxaad f3 .ama 11aad

24/11/2024

Waa maalinta macalinka soomaaliyeed

Photos from Al-amthaal primary and secondary school's post 24/11/2024

Maanta waa 21-ka Novembar waxayna ku beegan tahay maanta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso.

21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta oo kale dowladdii Kacaanka ee Jaalle Maxamed Siyaad Barre dalka ka dhici jiray munaasabado waa weyn oo lagu weynaynayo ahmiyadda uu leeyahay Macalinka Soomaaliyeed, oo maanta sidii h**e aan qiimo u lahayn, taasoo sababtay bur burka iyo fowdada dalku uu madaxa la galay.

1974-tii bishii November 21-keeda ayaa loo aqoonsaday maalinta macalinka waxaana shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdii Millateriga ahayd ay si wadajir ah u muujin jireen muhiimadda uu macalinku leeyahay.

Maanta waxaa lagu wadaa in la qabto munaasabado lagu weynaynayo maalintan qiimaha u leh shacabka Soomaaliyeed maadaama macalinku yahay midka qof walba oo wax bartay soo tarbiyeeyay.

Hamplyo

29/06/2024


Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardayda dugsiga Al-amthaal primary and secondary school in birito oo Axad ah taarikhduna ku beegantahay 30-June-2024 uu dugsiga fasax yahay.

Gaarsii oo lasii wadaag asxbtada

Mahadsanidiin.....

29/06/2024

إنا لله و إنا اليه راجعون. ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده باجل مسمى............
Dhamaan maamulka, macalimiinta Iyo ardayda dugsiga Al-Amthaal oo isku duuban waxan tacsi u dirayna murugadana la qeybsanaynaa ustd Ahmed mohamed hussein (Ustd Ahmed dheere) oo ay ayeeyadiis ku geeriyootay magaalada muqdisho.

Waxaan leenahay Allh ha u naxariisto, sabar iyo iiman Allh hanaga siiyo ayeeyo, qabrigeda kheyr Allh ha ka siiyo marti la jecelyahayna Allh ha ka dhigo.

16/02/2024

Ogeesiis ogeesiis ogeesiis
Dhamaan bahda waxbarashada dugsiga Al-AMTHAAL primary and secondary school waxaa la ogeesiinayaa in maalinta biri ah (17/2/2024 ) dugsiga fasax yahay arimo jiro aawgood waxaana la soo xaadiri doonaa maalinta talaada (20/2/2024) insha allaah

31/01/2024

Kulanka 2aad ee tartan aqooneedka dugsiga Al-Amthaal primary and secondary school waxaa wada tartami doono fasalada kala ah F3B VS F4 oo kawada tirsan group B
Saadaali kulankaan weyn ee maanta dhacaya

24/01/2024

Alxamdulillah
waxa maanta ino dah furmay tartar aqooneedkii dudsiga oo sanad weliba loo qabto ardayda dugsiga Al-amthaal primary and secondary school waxa lagu dah furay fasalada G8 iyo F3A waxa ayna kala heleen
9 dhibo oo f3A ah iyo G8 oo iyaguna keensaday 11 dhibco waxayna Gulshan raacday G8.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO👏

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wadada Isku Xirto Fagax Iyo Suuqa Juungale
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00