Markas Daarul Xifdul Qur'aan

Markas Daarul Xifdul Qur'aan

Share

Barashada qur'aanka kariimka ah hab online ah goob kasta oo aad joogto iyo goor kasta

19/07/2023

Baro Qur'aanka Alle Adigoo Jooga Gurigaaga

Dugsiga Qur'aanka Ee Darul Xifdul Quraan Wuxuu idiin ku bishaaraynayaa inuu bilaabayo barashada Qur'anka Kariimka iyo Tajwiidka Quraanka hab Online ah.

Wixii Faah'faahin ah kala Xiriir Darul Xifdul Quraan Academy:- +252613207236

https://wa.me/+252613207236

19/05/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Markas Daarul Xifdul Qur'aan WUXUU OGEYSIINAYAA BULSHADA SOOMAALIIYEED EE JECEL INAY BARATO QUR'AANKA KARIIMKA IYO QAYBIHIISA KALA DUWAN,

IN MACHADKU QAADANAYO ARDAY CUSUB HADABA SI AAD UGU MID MOQOTO ARDAYDAAS CUSUB ISKA DIWAANGALI WHATSAPP NUMBERKAN:-

https://wa.me/+252615477468

10/01/2023
07/05/2020

Waa qiso xanuun leh allow Towbada Nagu Dil Sh Maxamed Cabdi Umal.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Mogadishu