Koorsadan bilaashka ah waxaad ku baran doontaa sida loo horumariyo cod xooggan, loo dhiso kalsooni hadal oo waarta, looga gudbo welwelka hadalka, loona Communicate gareeyo si cad wada sheekaysiga maalinlaha ah iyo khudbadaha dadweynaha.
Haddii aad tahay arday, xirfadle, ganacsade, ama qof kasta oo doonaya inuu fikradihiisa si wax ku ool ah u gudbiyo, koorsadani waxay ku siinaysaa farsamooyin wax-ku-ool ah oo aad isla markiiba bilaabi karto inaad adeegsato.
samee.
Halkaan hoose ka hel link-ga⬇️⬇️⬇️
https://t.me/+woo2p3cbZJE4MTFk
Farhan Hirie
Farxaan Xiirey waa tababare Communication Skills-ka | Ku Hadal Kalsooni Ku Hogaami Sheeko
Waxaan ahay tababare dhanka Communicatio-ka ah. Qalabkayga ugu awoodda badan ma aha hadalka. Waa waxa in ka badan 50 qof oo aan tababaray ay i bareen.
#𝗰𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀
Farqiga U Dhexeeya Hadalka iyo Xidhiidhka Dhabta ah.
#𝗰𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀
3 Caado Oo Dadka Ka Dhiga Inay Joojiyaan Dhageysigaaga.
Dhibaatadu ma aha waxa aad sheegayso. Waa waxa aad samaynayso inta aad hadlayso. Muuqaalkan waxaan kaga hadley 3 caado oo dadka ka dhigta inay kaa jeestaan iyo waxa aad beddelkeeda samayn lahayd.
Dadka badankoodu waxay sheegaan sheekooyin si fudud loo illoobo. Muuqaalkan waxaan kaga hadlay qaab-dhismeed ka kooban 4 qaybood oo ka dhigaya sheekadaada mid aan la iska indho tiri karin.
Jirkaagu wuu hadlayaa; xitaa markaad aamusan tahay. Halkan waxaan kaga hadlay 4 calaamadood oo ay dadku kugu qiimeeyaan ka hor intaadan hal eray odhan.
#𝗰𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝗰𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝘀𝗸𝗶𝗹𝗹𝘀
Kalsoonida ka fiiri laba dhinacba!
Farqiga u Dhexeeya Hadalka iyo Isfahamka (Dadka Badankoodu Waligood Ma Bartaan Tan)
Ending With Low Pitch
Weligaa ma dhacday adigoo hadlayo - inaad dareento inaysan dadku dhab ahaan kuu dhagaysanayn?
Mar walba dhibaatadu ma aha waxa aad sheegayso. Inta badan, waxay ku saabsan tahay sida aad u sheegayso iyo 3 caado oo gaar ah oo si aamusnaan ah u burburiya kalsoonida dadka ay kugu qabaan adigoon xitaa ogaan.
Muuqaalkan, waxaan ku sharxayaa 3-da caado ee ugu badan ee dadka ka dhigta inay kaa jeestaan, maskax ahaan kaa go’aan, oo aysan si dhab ah kuu qaadan iyo waxa saxda ah ee aad ku beddeli karto mid kasta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Mogadishu