19/12/2023
Maanta oo talaada ah ardayda barata caafimaadka waxa ay qaadanayaan blood glucose,sokorowga iyo sida loo cabira sokorta xaddiga ogaansha sokorta in ay kacsan tahay
Iyo in ay dagantahay iyo normal-ka xaddiga sokorta.
Sidaas si lamid ah sida loogu hortago sokorta iyo bukaanka sokorta qaba sida loo daryeelo.
Baro xirfad caafimaad kuna shaqeyso,cilmi ahaana u baro si naftaada,familkaaga iyo bulshada aad u caawiso.
Barashada caafimaadka waa wax ugu weyn uguna muhiimsan waxa ay tahay in qofkasta uu barto si aadan ugu ciishoonin gargaar la aan caafimaad.
12/12/2023
Baro xirfad caafimaad kuna shaqeyso,cilmi ahaana u baro si naftaada,familkaaga iyo bulshada aad u caawiso.
Barashada caafimaadka waa wax ugu weyn uguna muhiimsan waxa ay tahay in qofkasta uu barto si aadan ugu ciishoonin gargaar la aan caafimaad.
10/11/2023
Diyaarinta ardayda shahaadiga ee dugsiga dhexe 2023-2024 ayaa bilawday diiiwaan gelinta dufcadii 2aad ee horay ugaar yeysan kaa buuxsamin .
Markale iyo fursad iska diiwaan geli haddii aad tahay arday u diyaar garoobayaa imtixaanka shahaadiga mudada waa 3 bilood kamid noqo ardayda dhameysan doonto dufcadii 2aad
Tell:0615827093/0614788043
https://wa.me/+252614788043
09/11/2023
Diyaarinta ardayda shahaadiga ee dugsiga sare 2023-2024 ayaa bilawday diiiwaan gelinta dufcadii 2aad ee horay ugaar yeysan kaa buuxsamin .
Markale iyo fursad iska diiwaan geli haddii aad tahay arday u diyaar garoobayaa imtixaanka shahaadiga mudada waa 3 bilood kamid noqo ardayda dhameysan doonto dufcadii 2aad
Tell:0615827093/0614788043
https://wa.me/+252614788043
20/10/2023
========TACSI TIRAANYO LEH ========
لسم الله الرحمن الرحيم
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين
GEERI NAXDIN & MURUGO BADAN😥
Dhammaan Maamulka, Macallimiinta, Ardayda Aqoon-maal - waxay tacsiyo tiiraayo leh u dirayaan dhammaan Ehelada Qaraabada Marxujmad Ustaad Xaliima Abuukar Yuusuf oo maanta Taariikhda ay tahay 20/10/2023, maalint Jimco ah ay ku geeriyootay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Shaafi Hospital.
Allah (SWT) ha u Naxariisto qabriga ha u waasiciyo, Kitaabkiisan Rabbi Midigta haka siiyo,Jjana Fardawsa Rabbi ha geeyo Ilaahey (SWT) haka dhigo Marti la jecel yahay I.A
Dhamaan samir iyo Iimaan Alle hanaka siiyo Hooyadeena marna Macallimateena Ustaad Xaliima Abuukar Yuusuf.
22/08/2023
Way bilaabatay diiwaan gelinta diyaarinta imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad iyo 8aad.
22/08/2023
Bahda jecel wax-barashada, gaar ahaan ardayda jaamacadaha iyo iskuullada dhigta oo oo jecel inay fagaarayaasha ka hadlaan sida taabuurka iskuulka,presentation-ka jaamacadda,qodbadaha iwm waxaan ugu bishaaraynaynaa in iskuulka aqoon-maal uu billaabay koorso bilaash ah"free" oo lagu baranayo saxaafadda,public speaking-ka,curinta sheekooyinka,iyo jilista riwaayadaha.
"Kun la hadal adigoo kalsoon"