Machadka Fahan

Directions

Machadka Fahan Machadka Barashadda Luuqadaha Iyo Computer-ka Ee Fahan

15/07/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.......waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa shirkada hormuud telecom somalia oo kuguulaysatay ab...
25/11/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.......
waxaan halkaan ugu hambalyeeynayaa shirkada hormuud telecom somalia oo kuguulaysatay abaalmarin caalami ah ,
waxaa kaloon ugu hambalyeeynayaa guusha taariiqiga ah ee ay usoo hooyisay dhammaan ummadeena soomaaliyeed meelwalbo oo ay joogaan

22/11/2023

Machadka Barashadda Luuqadaha Iyo Computer-ka Ee Fahan

 .   IYO OFFLINE_COURSE  assignments-ka Muddo  2 weak Dhammaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiineyaa in Machadk...
30/07/2023

. IYO OFFLINE_COURSE
assignments-ka Muddo 2 weak
Dhammaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiineyaa in Machadka Fahan uu qaadandoono arday cusub.


1) Waxbarashada Machadka waa lacag la’aan (FREE).
2) Isdiiwaangelinta waa Free.
3) Casharada waxaa lagu qaataa onlineTelegram Application iyo offline , maqal iyo muuqaal ah.
4) Buugaagta waxaad ku heli kartaa PDF.
5) Shahaadada waa Certificate oo aqoonsi leh.
6)koorsadaan waxey soconeysaa Muddo 2 weak .

Fadlan riix Linkigaan WhatsaAppka Si aad faahfaahin dheeri ah https://wa.me/252615584093.

MAHADSANIDIIN

ka baro Machadka Fahan  Cilmiga  Computer-Ka iyo Luqadaha
10/07/2023

ka baro Machadka Fahan Cilmiga Computer-Ka iyo Luqadaha

Ka baro Machadka Fahan Barashada Cilimiga Computer-ka iyo Luqadaha xili walba, Full-time iyo Part-time wixii faafaahin a...
10/07/2023

Ka baro Machadka Fahan Barashada Cilimiga Computer-ka iyo Luqadaha xili walba, Full-time iyo Part-time wixii faafaahin ah nalaga so xiira lamberda shaashada idin ka muuqda

Jimco Wanagsan
06/07/2023

Jimco Wanagsan

Address

Hodan/tarabuunka Digfeer
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Fahan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share