27/05/2026
๐โจ Ciid Wanaagsan โ Eidul Adxa Mubaarak โจ๐
Daluul Technology Solution waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed, macaamiisheeda iyo bahda tiknoolajiyadda u rajeynaysaa Ciidul Adxa farxad, caafimaad, nabad iyo barwaaqo. ๐ค๐
Ciiddaan ciiddeeda alle ha inaga yeelo mid kheyr iyo horumar leh.
Hambalyo Ciidul Adxa! ๐โจ
๐ป Adeegyadeena: โข IT Services
โข Web Development
โข Mobile Solutions
โข Data Analytics
โข Graphic Design
๐ 0615534181
๐ daluultech.com
๐ง [email protected]
Daluul Technology Solutions
17/05/2026
๐ช๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐ ๐ข๐ข ๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ ๐จ๐๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐๐๐ฌ๐๐ฌ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐ ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ง๐๐ฌ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ ๐๐ฅ๐๐ก๐ง๐ ๐๐๐ง-๐๐
๐ ๐จ๐ค๐๐๐ฆ๐๐ข, ๐ฆ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ โ ๐ญ๐ณ ๐ ๐๐ฌ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ โ
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane MAXAMED SOOMAALI ayaa soo dhaweeyey warbixinta Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) ee muujisay in Soomaaliya ay noqotay dalka sameeyey sare-u-kaca ugu weyn adduunka dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.
Warbixinta ITU ee soo baxday bishan Maajo 2026 ayaa tilmaantay in Soomaaliya ay ka soo kacday 0.0 dhibcood sannadkii 2007 ilaa 77.5 dhibcood sannadkii 2024, taas oo dalka ka dhigtay kaalinta 1-aad ee dunida marka loo eego horumarka ugu weyn ee laga sameeyey nidaaminta ICT-da muddadaas.
Wasiirka Mohamed Soomaali ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray Hayโadda Isgaarsiinta Qaranka iyo Maareeyaha Guud ee Hayโadda Mudane Mustafa yaasiin Sheekh, isagoo ku bogaadiyey doorkooda muhiimka ah ee ay ka qaateen horumarinta xeer-nidaaminta, maamulka, iyo casriyeynta adeegyada ICT-da dalka.
Sidoo kale Wasiirka ayaa hambalyo u diray shirkadaha isgaarsiinta, khubarada dalka, iyo dhammaan bahda Teknoolojiyadda ee qeybta ka qaatay horumarkan muuqda iyo kobaca dalka ee dhinaca isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda.
โ๐๐ช๐ช๐จ๐๐๐ฃ ๐ฌ๐๐ญ๐๐ฎ ๐ ๐ ๐ฉ๐๐ง๐๐ช๐ข๐๐ฎ๐จ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ ๐๐ค๐๐๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐ฟ๐ค๐ฌ๐ก๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐๐๐ก๐ ๐ ๐๐ค๐ค๐ข๐๐๐ก๐๐ฎ๐, ๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐๐จ๐๐๐ง๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ง๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ & ๐๐๐ ๐ฃ๐ค๐ค๐ก๐ค๐๐๐ฎ๐๐๐๐, ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ฎ'๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ง๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ฆ๐๐ง๐๐ฃ๐ ๐ ๐ค๐ค ๐ข๐ช๐๐ฃ๐๐๐ฃ ๐๐๐๐ง ๐๐ ๐จ๐๐๐จ๐๐ฎ ๐๐ค๐ง๐ช๐ข๐๐ง๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐๐๐๐ฎ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฉ๐๐๐ก๐ ๐ ๐๐, ๐๐๐-๐ช-๐๐๐๐๐ฎ๐ฃ๐ฉ๐ ๐จ๐๐๐ง๐๐๐ฎ๐๐๐, ๐ ๐ค๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐๐๐จ๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ง๐จ๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ก๐ ๐, ๐๐ฎ๐ค ๐ญ๐ค๐ค๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ฃ๐๐๐๐๐ข๐ฎ๐๐๐ ๐ข๐๐๐ข๐ช๐ก๐ ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ญ๐๐๐ง-๐ฃ๐๐๐๐๐ข๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐พ๐-๐๐,โ ayuu yiri Wasiirku.
Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in dowladda ay sii wadi doonto dadaallada lagu horumarinayo adeegyada casriga ah, xoojinta maalgashiga Teknoolojiyadda, iyo ballaarinta adeegyada isgaarsiinta si loo gaaro horumar waara oo dalka oo dhan gaara.
Ugu dambeyn, Wasiir Maxamed Soomaali ayaa sheegay in guushan ay tahay mid shacabka Soomaaliyeed u soo hoyatay, isla markaana mudan in loo dabaaldego, maadaama ay muujineyso horumarka iyo dadaalka joogtada ah ee dalka ka socda dhinaca Teknoolojiyadda iyo casriyeynta adeegyada isgaarsiinta Soomaaliya.
DHAMMAAD.
...................
Wixii faafaahin ah laxiriir
Xafiiska warfaafinta & Xiriirka Dadweynaha.
Ali Omar Abdulle
๐ง Email: [email protected]
Flicker:200615338@N03/" rel="ugc" target="_blank">https://www.flickr.com/photos/200615338@N03/
๐ Website: www.moct.gov.so
facebook:https://www.facebook.com/MoCTSomalia?mibextid=ZbWKwL
๐ฆ Twitter:
TIKTO:https://www.tiktok.com/?_t=8rXwxF2VIC0&_r=1
11/05/2026
Ma doonaysaa in ganacsigaagu yeesho muuqaal casri ah iyo nidaam dhijitaal ah oo dhammaystiran? DaluulTech waxay kuu haysaa xalalkii ugu dambeeyay ee tignoolajiyada.
โ๐ War wanaagsan! Waxaan hadda bixinaynaa 50% Qiima-dhimis ah dhammaan adeegyadeena:
โ
Samaynta Websaydhada (Web Development)
โ
Naqshadaynta Casriga ah (Graphic Design)
โ
Falanqaynta Xogta (Data Analytics)
โ
Samaynta Apps-ka Mobilada
โAaminadaada iyo tayada shaqadeena ayaa noo ah muhiimad!
โ๐ Nagala soo xiriir: 0615 534181am 0612 947216
๐ Faahfaahin dheer: daluultech.com
08/05/2026
JUMA MUBARAK
May this blessed Jumuโah bring peace, happiness, success, and countless blessings to you and your family.
DALUUL TECH
Innovation Meets Excellence
Transforming Ideas into Digital Solutions
We specialize in:
Graphic Design
Web Development
Mobile Apps
Data Analytics
Partner with us to bring your vision to life.
๐ข Nagala soo xiriir si adeeg hufan aan kuugu qabanno ama booqo website-keenna ee linkiga hoose.
๐ง [email protected]
๐ 0615534181 // 0612947216
๐ www.daluultech.comโ ๏ฟฝ
TECHNOLOGY FOR A BETTER TOMORROW
13/04/2026
Weโve upgraded our website to deliver a more modern and powerful experience.
Now featuring Data Analytics to help businesses make smarter decisions.
Explore the new DaluulTech and transform your ideas into digital success.
Waxaan cusboonaysiinay website-keena si uu u noqdo mid casri ah oo awood badan.
Hadda waxaa ku soo kordhay adeegga Data Analytics si ganacsiyada goโaan fiican u gaaraan.
Booqo DaluulTech cusub oo u beddel fikradahaaga guul dijitaal ah .
Link web :
https://www.daluultech.com/