Qaasimi Cabdullaahi

Qaasimi Cabdullaahi

Share

Shirwac_Supermarket

Photos from Muraad Production's post 04/09/2023
04/09/2023

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير .
Hambalyo Gabdheyda iyo Xaajigeeda Guri barwaaqo Alle idankii.

Photos from Qaasimi Cabdullaahi's post 21/06/2023

HAMBALYO Walaal Qaaliya oo ay usoo gabangabowday Heerka 1aad ee Jaamacadda.

Allaah ayaa ku mahadsan kuu fududeeyay.

Waxaan kuu rajeynayaa Horumarro kale oo dhanka wanaagga ah.

23/02/2023

HAMBALYO Ustaad Fanaxi Abdi iyo Marwadiisa Cusub ee Maanta Meherkoodu ka dhacay Muqdiaho.
Isku waara ubad Kheyr qaba kala hela Alle idankii.

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فبي خير.

09/09/2022
Photos from Qaasimi Cabdullaahi's post 02/09/2022

Hambalyo Mr.Tayo, Heeerkan aad soo gaartay anigoo og in hawluhu badanyihiin.

Halkaa kasii wad dadaalka dhawrka dhinac ah iyo hangalka aad ku jirto.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


252
Mogadishu
252