machadka umu eyman

machadka umu eyman machadka barashada, xifdinta qur aan kariimka iyo culuumta shareecada islaamka.

27/02/2026
27/02/2026

Muuqaal guud ee musaabaqatu ramdaaniha ee uu qabtay machadka umu eyman daawawosho wacan

26/02/2026
Machadka Umu Ayman waxaa ka qabsoontay musaabaqo Ramadaaniya oo ay ardaydu ku tartamayeen aqoonta Qur’aanka Kariimka iyo...
26/02/2026

Machadka Umu Ayman waxaa ka qabsoontay musaabaqo Ramadaaniya oo ay ardaydu ku tartamayeen aqoonta Qur’aanka Kariimka iyo culuumtiisa.

Tartanka ayaa ahaa mid xiiso leh oo muujiyay dadaal, anshax iyo kalsooni ay ardaydu soo bandhigeen.

Maamulka machadka ayaa ku dhiirrigeliyay ardayda inay sii wadaan barashada iyo ku dhaqanka akhlaaqda wanaagsan.

04/12/2025

Xaflada qalin jabinta dufcadii 7aad ee machadka umu eyman hadal qiima badan ayee jeedisay iqro cabdi karii alle ha xafido daawasho wacan

27/11/2025

Hadal jeedintii ustaad saciid maxamad alle ha barakeeyo

24/07/2025

Xaflada qalin jabinta ardada machaka umu eyman kalimad mahad naq ah waxaa inoo soo jedin doona ,Anwar maxamad

Address

Konya Konyo, Oodweyne, Deyniile
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when machadka umu eyman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category