17/05/2026
Samabile Professional College ayaa tababar shaqo oo practical ah ku qaadanaya mid kamid ah site-yada ay ka fulineyso Aqal Bile, si ay aqoontii iyo xirfadihii ay barteen ugu dabaqaan jawi shaqo oo dhab ah.
Tababarkan wuxuu diiradda saaraya kobcinta khibradda ardayda, fahamka habraacyada shaqada, iyo horumarinta tayada xirfadeed si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada.
Maamulka machadku wuxuu bogaadinayaa dadaalka ardayda iyo fursadaha waxbarasho ee isku xiraya aqoonta iyo shaqada dhabta ah.
16/04/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ข๐ฅ๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐
Maanta waxaa si guul leh u qabsoomay ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐ฉ๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ก (๐
๐ข๐๐ฅ๐ ๐๐จ๐ซ๐ค) oo ay ka qeyb galeen ardayda barata xirfadda ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ โ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง. ๐๏ธโจ
Ardayda ayaa booqday goob si xirfad leh loo naqshadeeyay oo ah ๐๐ข๐ณ๐ณ๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ฎ๐ซ๐๐ง๐ญ ๐, halkaas oo ay si toos ah uga arkeen una barteen hababka naqshadeynta casriga ah ee goobaha ganacsiga.
๐ ๐๐๐ฑ๐ฒ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐ ๐๐ก ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐๐ง:
๐น Wood Ceiling (saqafka alwaaxda)
๐น Partition Wall (qaybinta gudaha ee derbiyada)
๐น Kitchen Pizza Design (naqshadeynta jikada pizza)
Tababarkan wuxuu ka mid yahay dadaallada aan ugu talagalnay in ardayda lagu xoojiyo ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ฉ๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ-๐ค๐ ๐๐ก si ay ugu diyaar garoobaan suuqa shaqada. ๐
๐ Hambalyo ardayda dadaalka bixisay, horumarkiinna waa guusheena!
29/03/2026
Waxaa si heer sare ah noogu qabsoomay Tababarka Ardayda Samabile, gaar ahaan qeybta Interior Design
๐ ๐๐ฟ๐ผ๐บ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐๐ผ ๐ฅ๐ฒ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ โ ๐ฃ๐ต๐ฎ๐๐ฒ ๐ญ
๐จโ๐ ๐๐น๐ฎ๐๐ ๐๐ฎ๐๐ฐ๐ต ๐ฌ๐ต
Ardaydu waxay muujiyeen dadaal, hal-abuur iyo xirfad dhab ah waxa ay soo bandhigeen hal abuur waxa ay muujiyeen in ay diyaar u yihiin inay fikradahooda ka dhabeeyaan.
Tani waa Guul bilowgeeda โฆ guulo waaweyn ayaa soo socda!
#๐๐๐ฎ๐๐ฃ๐๐ญ๐ #๐๐๐ต๐๐ณ๐๐ฐ๐๐๐๐ด๐๐จ๐ #๐๐๐ฐ๐๐๐๐ด๐๐จ๐๐๐๐๐๐ข๐๐ช๐ก๐บ #๐ต๐ข๐ก๐คโ09 #๐๐๐ข๐๐ฏ๐๐ฏ๐๐๐ข๐ค๐๐ฆ๐ ๐ด
19/03/2026
___๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ___
Dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan bahda waxbarashada. oo ay ugu horreeyaan Ardayda Samabile waxaan idin la qeybsaneynaa farxadda Ciida, waxaa noo soo dhammaatay bishii Khayrka iyo Danbi Dhaafka Allaah ha inaga aqbalo acamaashi wanaagsaneed ee aan soo sammeynay, Eebe ha idin la jiro, ha idin barakeeyo, hana wada siiyo Cimri dheer caafimaad Cibaaa suuban leh, Nabadgalyo, Barwaaqo Farxad, iyo Barako.
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ฺูฉู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู
13/03/2026
*๐ขOgaysiis Fasax*๐ข
*Maamulka Machadka Samabile* wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda in xarunta fasxa tahay si ay uga faaโiidaystaan 10-ka danbe ee bisha barakeysan ee Ramadaan iyo farxadda maalmaha Ciida.
Waxaan idin rajaynaynaa cibaado wanaagsan, caafimaad iyo farxad. Ka faaโiidaysta maalmahan fadliga badan.
Insha Allah, duruusta waxay dib u bilaaban doonaan, *Malin Arbaco ah .Bisha *3/25/2026*
RAMDAN Mubaarak dhammaan ardayda Machadka Samabile. ๐โจ*Mahadsanidiin*
06/03/2026
Professional College
Waxaa si qurux badan noogu billowday imtixaanka qiimeynta, kaas oo si bille ah looga qaadayo ardayda soo dhammeysata software kasta.
Natiijooyinka imtixaankaas si rasmi ah ayay ugu galayaan Record-ka ardayga.
Waxaan u rajeyneynaa dhammaantood guul iyo mustaqbal ifaya,
Alle idankiis.
06/03/2026
Jimco Mubaarak iyo Ramadaan Kariim dhammaan.
Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo ducada. ๐คฒ
04/03/2026
Dhammaan bahada Samabile Professional College Professional College waxan idinkugu Hamblyeneyna malinka injineeriyada world Engineering Day
18/02/2026
๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐
๐๐ ๐ฅ ๐๐% ๐๐ข๐ฌ๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ
๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง โ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐
โข ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง
โข ๐๐ฉ๐๐๐ ๐๐ฅ๐๐ง๐ง๐ข๐ง๐
โข ๐
๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ซ๐ซ๐๐ง๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
โข ๐๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ๐ฌ
โข ๐๐ฅ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐จ๐ฆ๐๐ข๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง
โข ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ
Waxaana ayna u beysaa hab ๐๐๐% practical ah.
โ
Waqtiga Xiisadaha: Full time & Part time
โ
Habka Waxbarashada: Offline (Fasal Laxaadiraayo)
โ
WhatsApp https://wa.me/message/ADKN6TOPJVCWM1
๐ +๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ +๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ข ๐๐๐๐๐ ๐๐๐
โ ๐๐๐ซ๐จ ๐๐ข๐ซ๐๐๐, ๐๐ก๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐lkaaga