Abdirahman Ahmed Mohamud

Abdirahman Ahmed Mohamud

Share

Pagekan waxan u sameyay In aan adiga kugula wadaago any Update ee Fallow gareyso

25/08/2021

🔷️Si kastooy duruuftiyo
🔷️Dantu kaaga adag tahy
🔷️Damiirkaga lama gado
🔷️Dadna laysma hoos dhigo🥰 .

25/05/2021

SUBAX WANAGSAN

HAASAWAHA CUSUB IYO DOORASHADA.

Wiilka:- Hallow Walaalo waxaan rabaa inaan Shir Albaabadu u xiran yihiin aan wada yeelano (inaan kulano)

Gabadha:- Waxba k**a qabo waa inoo Beri galab insha allah.

KA DIB MARKII LA KULMAY.

Wiilka:- Walaal weli Dowlad ma soo dhistay (ma lagu Guursaday).

Gabadha:- Haa Aboowe.

Wiilka:- Ma lagu Aqoonsaday (Ubad ma Dhashay).

Gabadha:- Maya Aqoonsi ma jiro Miisaaniyada Dalkuna Hoos bey u dhacday (Biilki ayaa Adkaaday).

Wiilka:- Dabadeedna.

Gabadha:- Mooshin baan ka keenay (Dacwad Furis ah), sidaasaan Cod Aqlabiyad ah kaga guulaystay (Ogolaansho Labada Dhinac ah) ayaan ku kala tagnay.

Wiilka:- Armaad anigana Mooshin iga keentaa haddii Miisaaniyadda Dalku hoos u dhacdo (Dhaqaale la'aan ay timaado).

Gabadha:- Maya waxaan kuu samaynaa muddo Kordhin (waan kuu Sabrayaa) waayo waxaan ogaaday in Dawlad la'aani ay Dawlad xumo dhaanto (Nin la'aan iney Nin Xumo dhaanto).

Wiilka:- Hadda ma ii Codeysay? (Ma i Ogolaatay).

Gabadha:- Haa weliba waan kuugu Shubayaa (Aniga ayaa ku garab taagan).

Wiilka:- Ok Doorashadeenu sidee bay u dhacaysaa (Meherkeenu) ma Hab deegaan mise 4.5 (mid ay Labada Reerba isugu imaanayaan).

Gabadha:- Maya ma rabo 4.5 waxaan rabaa Hab deegaan (waa in Deriska iyo Asxaabtuba isku arkaan).

Wiilka:- Ok Insha Allaah waxaan Sugnaaba waa Waqtiga Doorashada (Waqtiga Meherka) 😂😂

07/05/2021

Waa Pagekeyga rasmiga ah waxan idin kula wadaagi doonaa technology iyo waxi Update ah ee fadlan Like and Fallow una share garey asxabtada

06/05/2021

Alxamdulilaah sakay jawi dagan oo roobeed & Ramadaan oo gabogabo ah.

Asxabta idinkane sakay jawiga siduu idin yahay?

05/05/2021

Saaxibada sharaf leh galab wanagsan

RAMADAAN KARIIM
allaha maga aqbalo

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Danwadag Street
Mogadishu