25/08/2026
Door Mustaqbalka Ubadkaaga! ✨
Ma rabtaa in ubadkaagu noqdaan kuwo la saaxiibay Kitaabka Alle? Riwaadul Qur'aan waxay kuu haysaa fursad dahabi ah oo aqoon iyo khibrad xambaarsan, adigoo gurigaaga jooga. Duruusta Quraanka iyo maaddooyinka Diinta oo online ah, laguna baranaayo si fudud oo tayadeedu sarrayso.
Adeegyada gaarka ah ee aan bixinno waxaa ka mid ah:
Sixidda Carabiga: Barashada iyo ku dhawaaqista saxda ah ee xarfaha muddo kooban.
Xifdinta Quraanka: Xifdin iyo tayeeyn aqooneed oo sarraysa oo Kitaabka Alle ah.
Murajacada Quraanka: Ku celcelinta iyo xoojinta Quraanka Kariimka.
Ijaazaadka iyo Mutnaanta: Qaadashada ijaazaadka tobanka qira'o iyo xifdinta mutuunta diiniga ah.
Riwaadul Qur'aan – Hoggaanka saxda ah ee barashada Kitaabka Alle.
📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir: [ 252+063 4696821 & 0614 454311