Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn

Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn, School, Mogadishu.

Photos from Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn's post 09/07/2021

Jimco mubarak.

Photos from Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn's post 08/07/2021

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaan halkaan hambalyo farxadeed la qebsaneynaa dhamaan ardada fasalka 8aad ee dugsiga dhexe gushii cajiibka aheyd ee guud ahaan ardada ay ka soo hoyeeen imtixaanka gobolka banadir
Waxaan allaha ugu mahad celineynaa.
Waxaa sidoo kale farxad gaar inoo ah ardeyda sanadkaa u farisaneysay imtixaanka in ay wax barashadooda Hoose ay ka biloween iskuulka Alnahreyn maanta waxay taganyihiin guul.

24/06/2021

Jumco mubarak.
صلوا علي الحبيب اللهم صل علي محمد.

22/06/2021

Waxaan xili walibo ka fekernaa sidaan ardada soomaliyeed aan u ilaalin laheyn tayadooda tacliineed iyo mid aqlaaq mid Dineed.
Waxaan dadaal badan ku bixinay inaan barno ubadka islaamka oo dhan iney wada dhasheen oo micnaheeda ay ka mu,miniita waa walaalo.
Waxaan mar walibo ka fikireynaa inaan dadaal ku bixino sidaan utir tiri laheyn nin jecleesi iyo nin necbeesi intaba.
Hamigeyna waa mideynta islaamka iyo is keenida umada soomaliyeed lagana dhiso dhanka aqoonta laguna mashquuliyo cilmi baris dhan walibo ah.
Bahda .
.

11/06/2021

Jumca mubarak
صلوا علي الحبيب
اللهم صل علي سيدنا محمد.

Photos from Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn's post 29/05/2021

Waxaa maanta laga daah furay guud ahaan dalka imtixaanka fasalka 12aad dugsiga sare waxaana ugu mahadcelineynaa inta ka qeeb qadatay in imtixaanka uu ku bilowdo si Nabad ah waxaan Alle ugu baryenaa guud ahaan ardada soomaliyeed inuu Allah guul ka siiyo imtixaanka sidoo kale waxaa hambalyo gaar ah udirayaa ardada wax ka barata dugsiga Al-nahreyn.gaar ahaan fasalka maanta ufariistay imtixaanka qaranka waxaan leynahay guul iyo horumar.

28/05/2021

جمعة مبارك
Mübarek Cuma
被祝福的星期五
Blessed Friday
Jimce barakaysan
Благословен петък
Hamigeynu waa inaan dalka ka hirgelino luqadaha aduunka
Insha allah.

Photos from Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-nahreyn's post 24/05/2021

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaa halkan hambalyo hawada umarineynaa guud ahaan Ardada soomaliyeed gaar ahaan ardada Al-nahreyn oo maanta imtixaanka qaranka ufariistay waxaa sharaf inoo ah
Ardeyda maanta ufariisatay imtixaanka in uu iskuulka ay ka biloween heerka asasiga ee wax barashada fasalka 1aad maanta wuxuu Alle na tusiyay in ay ufariistaan imtixaanka 8aad.
Waxaan alle idiinkiga baryenaa inuu guul idiin siiyo guud ahaan ardada soomaliyeed
Guuleysta guleysta guleysta

22/05/2021

Matahay Ardey galaayo imtixaanka qaranka 2020/2021
Majeceshahay inaad ka mid noqoto gulestayaasha ugu horeeyo imtixaanka lasoco sacadaha soo socda
Gaarsii Ardada si pagka waxa ka baxaayo ay isha ugu hayaan
LIKE dheh pagka
Garsii asxaabta
Wixii fariin ahna inoo reeba.

13/05/2021

Waxaa hambalyo nasoo garsiyay dugsiga ahna Gudoomiyaha Golaha Sare ee مؤسسة النهرين oo hambalyo qiima badan dalka dibadiisa ka soo diray.
تقبل الله منا ومنكم صالحا الأعمال
عيد مبارك
كل عام وانتم بخير.

09/05/2021

Su,aalo diini ah 3qof ugu hor jawaabo ayaa mudnaanta sineynaa.
Sheeg xiligii la wajib yeelay Zakatul fidri? ama (daqarsoon)
Waxaan filayaa inaad garateen kana soo jawaab celin dontaan in.a
Guleystayaasha k**a hordhaceyno Awal marintooda.

09/05/2021

Wargelin.
Waxaan lawadagaynaa Guud ahaan Ardada dugsiga dhexe ee fasalka 8aad.
Gaar ahaan ardada wax ka barata dugsiga Al-nahreyn.
Agaasinka waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa soo saaray jadwalkii imtixaanka f8aad ee 2020-2021.
Ardayda Soomaaliyeed dhamaantiin waxaan idiin rajeyneynaa guul gaar ahaan ardada Al-nahreyn.
🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
00252