Baraarug

Baraarug

Share

Hey,

WhatsApp Business is an app built for small business owners. With the app, you can create a business profile and easily connect with customers.

Get it for free at https://www.whatsapp.com/busin

05/05/2025

GUURKA💞👨‍👩‍👦

Ku xulo qofka aad is guursaneysaan qodobadaan

Guurku waa go'aanka ugu sameenta badan ee nolashaada waxaana muhuum ah inta aadan guursan ka hor in aad ka fiirsato qofka aad nolasha la wadaageeyso maadaama uu yahay qof aan Isla nolaaneysaan Inta nolashaada ka dhiman.

Waxaa jira qodobo ay muhiim tahay in aad ka eegtaa qofka aad noalsha la wadaageeyso qodobadaas qaar ka mid ah waxaa inoo sheegay suubanaheena muxamed (scw)
Waxaan ka mid ahaa in aad qofta dumarta ahi loo guursada 4 sheey midkood
1 diinteeda
2. Maalkeeda
3. Quruxdeeda
4. Nasabkeeda
Intaa ka dib waxuu nabigu ku tali in la qaato mida
Diinta leh .

Xadiiskan inkastoo uu si toos ah ula hadlaaya raga oo kali ah hadan qofka diinta leh waa u mihiim rag iyo dumarbo in ay ka eegaan inta aysan dooran qofka waana qodobka aas aaska u ah guurka
Qofka haduusan diin laheen ama diinta waxba ka aqoon amse uusanba ku dhaqmeynin ma kala garan karo xaqa lagu leeyahay iyo midka uu isagu leeyahay guurkaasna waxa uu noqon donaa mid fashil ku dhamaada ama ka bixi waayo fowdo, iminaad la aan iyo ixtiraam daro

Qodobkaa markii laga soo tago waxaan kugula talin lahaa in aad kuwaana ka eegto
1. Akhlaaqda
2.dabeecada
3.kartida
4. Ixtiraamka
5. Waji furnaanta
6. In uu baari u yahay walidkiisa
7. Aqoontiisa maadi iyo diiniba
8.dulqaadkiisa
9. Waalidkiisa in aad barato ka hor guurka ma xunyihiim mase wey wanaagsanyihiin waayo waalidka saameen weyn ayuu ku yeelan doonaa qoyska gaar ahaa hooyada.

waxaa jiro qodobo gabadhu tahay in ay si khas ah ninka ay nolsha la wadaageyso ka eegto ka hor guurka raguna wa la mid

Hadii aad wax un Naga faa'iiday magu soo biir
Mahadsanid 👍

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252