lbraahim shawqi page

lbraahim shawqi page

Share

Kuso Dhawaaw pagkeyga si aad U Hesho
Waxyaabo Ku saabsan Waxbarashada Casriga ah Muhiimadda waxbarash

24/08/2023

Waxbarasho Ayaa Lagu Xogaaminkaraa
Dalka Dadkiisa, Iyo diintuba, Xaddii Aad Waxbaratay, Waxaa tahay Xogaanka Maanta iyo Beri insha Allah

17/08/2023

Mas'uuliyadda Nafsaddada Kaa Saaran ilaali Si Aad

U ogaato Mesha aad Usocotid Markaasi Ayaa dhixi Kartaa Meeshana Usocodaa.

Take on Responsibility of yourself.,

16/08/2023

Knowledge will give you power,

But good Character will give you respect,,

Please 100K ii garsiiya..

16/07/2023

Never stop learning because Life never stops

Teaching.

13/07/2023

Wax Kaatan Weyn tunka
Ku qaad Ama Tacliinta toos u'Aad,

Midkee jaceshahay.

13/07/2023

Mas'uuliyada noloshaada ilaali Si aad U noqonto Mid Mas'uuliyad qaadi Karo.✍

13/07/2023

Waxbarashadu ma Ahaan Wadada Kaliya Ee ad Kaga
Bixi Karto bahi Walba Aad leedahay Kaliya
Waxey Sawab U noqonkartaa Inaad Kula dagaalanto
Jahliga.

Photos from lbraahim shawqi page's post 12/07/2023

Gabar Somalia ah oo lagu Magacaabo Sana ayaa
Gacanteeda Ku qortay Aayadaha Qur'aanka Kariimka
Ee Suuratul Nisa.

F$like

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu