ROYAL International Primary And Secondary school

ROYAL International Primary And Secondary school Waa iskuul nidaami ah oo kashaqeeya Horumar ka waxbarashada bulshada somaliyeed

Hambalyo Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e SACDIYA CUMAR MAXAMED   oo maanta ku guuleystay dhamaystirk...
01/09/2026

Hambalyo

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e SACDIYA CUMAR MAXAMED oo maanta ku guuleystay dhamaystirka jaamacadda.

Waa farxad weyn inaan aragno arday aan shalay wax baraynay oo maanta gaaray heerkan wanaagsan.

Guushaadu waa farxaddeenna iyo sharafteenna. Hambalyo mar kale, mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa!

PART TIME ROYAL International Primary And Secondary school
29/08/2026

PART TIME
ROYAL International Primary And Secondary school

Ogeysiis Muhiim ah๐Ÿšช Sabtida 29.08.2026 waxaa dib loo furayaa albaabada ROYAL International Primary And Secondary school ...
28/08/2026

Ogeysiis Muhiim ah

๐Ÿšช Sabtida 29.08.2026 waxaa dib loo furayaa albaabada ROYAL International Primary And Secondary school
๐Ÿ“š Ku soo dhowaada sanad-dugsiyeedka cusub 2026โ€“2027!

Royal โ€“ Hal Tallaabo, Mustaqbal Baladhan!

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUNMaamulka, Macallimiinta iyo dhammaan ardayda ROYAL International Primary And Sec...
26/08/2026

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan ardayda ROYAL International Primary And Secondary school waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ardaygeenna ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐œ๐š๐› Mahad ๐‚๐š๐›๐๐ข iyo qoyskiisa, ๐†๐ž๐ž๐ซ๐ข๐๐ข๐ข ๐ค๐ฎ๐ญ๐ข๐ฆ๐ข๐ ๐š๐š๐›๐ข๐ก๐ข๐ข๐ฌ

Waxaan Alle uga baryeynaa marxuumka inuu u naxariisto, dambigiisana dhaafo, qabrigana u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo.

Waxaan sidoo kale Alle uga baryeynaa Muscab iyo dhammaan qoyskiisa inuu ka siiyo samir iyo iimaan, kana dulqaado murugada iyo xanuunka geerida.

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Fasax dheer kadib dib ayaa isugu soo laabaneynaa isbuuca soo socda.Ardayda ,waalidiinta ,macallimiinta iyo bahda waxbara...
25/08/2026

Fasax dheer kadib dib ayaa isugu soo laabaneynaa isbuuca soo socda.

Ardayda ,waalidiinta ,macallimiinta iyo bahda waxbarashada waxaan ogaysiinayaa in dib loo furaa dugsiga ROYAL International Primary And Secondary school

Hambalyo Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e farxiyo Cabdi xaashi oo maanta ku guuleystay dhamaystirka j...
24/08/2026

Hambalyo

Hambalyo diirran ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e farxiyo Cabdi xaashi oo maanta ku guuleystay dhamaystirka jaamacadda.

Waa farxad weyn inaan aragno arday aan shalay wax baraynay oo maanta gaaray heerkan wanaagsan.

Guushaadu waa farxaddeenna iyo sharafteenna. Hambalyo mar kale, mustaqbal ifaya ayaan kuu rajaynaynaa!

CONGRATULATIONS!Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e oo maanta si guul leh u soo dhammaystay Jaamaca...
23/08/2026

CONGRATULATIONS!

Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa ardaygeennii h**e oo maanta si guul leh u soo dhammaystay Jaamacadda. ๐ŸŽ“

Waxaan ku faraxsanahay inaan aragno dadaalkii iyo aqoontii uu ka helay ROYAL International Primary And Secondary school oo maanta miro dhalay.

๐Ÿ’ Hambalyo qalin-jabintaada! CAISHO CUMAR MAXAMED
Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guul joogto ah iyo inaad aqoontaada ugu adeegto naftaada, bulshadaada iyo dalkaaga. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Royal International Primary And Secondary school
โญ Royal is the Key of Knowledge โญ

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH โ€“ UNIFORM-KA DUGSIGAWaalidiinta iyo Ardayda Royal International Primary & Secondary School,Waxaa la...
21/08/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH โ€“ UNIFORM-KA DUGSIGA

Waalidiinta iyo Ardayda Royal International Primary & Secondary School,
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda in uniform-ka rasmiga ah ee dugsiga uu yahay kan lagu muujiyey boorka.
โœ… Gabdhaha: Waa inay xirtaan dharka iskuulka ee saxda ah.
โœ… Wiilasha: Waa inay xirtaan surwaalka iyo shaarka rasmiga ah ee iskuulka.
โŒ Lama oggola in ardaydu xirtaan dhar aan waafaqsanayn nidaamka iyo uniform-ka dugsiga.
๐ŸŽ“ Ujeeddadu waa in la ilaaliyo midnimada, nadaafadda, anshaxa iyo sumcadda dugsiga.
Royal International Primary & Secondary School
๐ŸŒŸ Royal is the Key of Knowledge ๐ŸŒŸ
๐Ÿ“ž Xiriir: 0617 074045

Dugsiga waxa uu qaadanayaa arday cusub 2026-2027. Fasalada 1aad ilaaa 12aad ee dugsiga sare.
19/08/2026

Dugsiga waxa uu qaadanayaa arday cusub 2026-2027. Fasalada 1aad ilaaa 12aad ee dugsiga sare.

HAMBALYO IYO BOGAADIN Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda Royal International School waxay hambalyo iyo ...
18/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN

Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo dhammaan bahda Royal International School waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Guddoomiyaha Dugsiyada Gobolka Banaadir munaasabadda xilka iyo masโ€™uuliyadda hoggaamineed ee loo igmaday.

Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo hoggaan miro-dhal ah, gaar ahaan horumarinta tayada waxbarashada iyo mideynta dugsiyada Gobolka Banaadir.

Alle ha kuu fududeeyo masโ€™uuliyadda, hana ka dhigo mid aad ugu adeegto horumarka waxbarashada iyo jiilka Soomaaliyeed.

Hambalyo Guddoomiye!

Royal International Primary & Secondary School
โ€œEducation for a Better Futureโ€

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

618611295

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ROYAL International Primary And Secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category