27/03/2023
Fasalka 7 AAD ayaa iska xaadiriyay k**a danbeysta tartan aqooneedka sanad dugsiyeedka 2022-2023 ka dib markii guul ka gaareen dhigooda afaraad tartan kusoo idlaaday
Fasalka 4 AAD = 20
Fasalka 7 AAD = 24
Afar iyo waxba ayay kubadiyeeen.